Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Madaafiic lala beegsaday madaxtooyada oo dad rayid ah laysay

Muqdisho-(Puntland Post)-Ugu yaraan Afar qof oo rayad ah ayaa ku geeriyootay Tobaneeyo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay,markii hoobiyeyaal… Sii akhri

Posted on February 25, 2016February 25, 2016 by sooyaal

Raggii dilay Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta la maxkamadeeyay

Posted on February 25, 2016February 25, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Maxkamadda derejada koowaan ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday Lix eedeeysane oo loo haysto dilkii marxuummad… Sii akhri

Ra’aysulwasaaraha dalka oo sheegay in 2020-ka ay Soomaaliya ka dhacayso doorasho qof iyo cod ah

Posted on February 25, 2016 by sooyaal

Istambul-(Puntland Post)-Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in guul uu ku soo dhammaaday shirkii Istanbul,kaasoo looga hadlay marxaladda uu haatan… Sii akhri

Madaxweyne Obama oo qorshaynaya inuu xiro xabsiga Guwatanama

Posted on February 24, 2016February 24, 2016 by sooyaal

USA-(Puntland Post)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa golaha sare ee dalkiisa u gudbiyay qorshe uu ku doonayo inuu albaabbada isugu… Sii akhri

Kenya iyo Itoobiya oo qorsheyana inay hawada ka duqeeyaan Al-shabaab

Posted on February 20, 2016February 20, 2016 by sooyaal

Nairobi-(Puntland Post)-Wasaaraddaha gaashaandhiga ee dawladdaha Kenya & Itoobiya ayaa sheegay in la gaaray waqtigii ay dawladdaha Caalamku ka taageeri lahaayeen… Sii akhri

Dowladda Canada oo ka qayb galaysa shirka Soomaalida ugu furmaya dhawaan dalka Turkiga

Posted on February 20, 2016February 20, 2016 by sooyaal

Toronto-(Puntland Post)-Wasiirka arrimaha dibedda dalka Canada Stephane Dion,ayaa lagu wadaa inuu ka qayb galo shirka todobaadka soo socda ka furmi doona… Sii akhri

Kenya oo mar kale sheegtay iney dishay sarkaal Al-shabaab ka tirsanaa

Posted on February 20, 2016February 20, 2016 by sooyaal

Nairobi-(Puntland Post)-Af-hayeenka ciidamada difaaca Kenya Col. David Obonyo,ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen degaanka Sidimo… Sii akhri

Wasiirka amniga iyo taliyaha nabad-sugidda oo hor tagaya baarlamanka dalka

Posted on February 20, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka amniga gudaha,Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo taliyaha hey’adda nabad-sugidda qaranka Soomaaliya,ayaa maanta lagu wadaa inay hor-tagaan baarlamaanka dalka, si… Sii akhri

Askar ka tirsanayd ciidanka dowladda oo isu dhiibtay Ururka Al-shabaab

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by sooyaal

Baraawe-(Puntland Post)-Ururka Al-shabaab ayaa kusoo bandhigay tuulada Kuunyo-barroow ee gobolka Shabeellada hoose muuqaalka laba Askari oo ka mid ahaa ciidanka… Sii akhri

Jarmalka oo kordhinaya ciidanka tababarayaasha ah ee ka jooga Soomaaliya

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by sooyaal

Barlin-(Puntland Post)-Golaha wasiirrada dowladda federalka dalka Jarmalka, ayaa waxay kulan ka yeesheen in xilliga loo kordhiyo ciiddamadooda qeybta ka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close