Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Dowladda federaalka oo dibedda u qaadayso qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay weerarradii Al-shabaab

Muqdisho-(Puntland Post)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe dibedda loogu qaadayo qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay dhawaan… Sii akhri

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Dadkii ku dhaawacmay Baydhaba oo qaarkood la keenay Muqdisho iyo geerida oo korodhay

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Baydhaba-(Puntland Post)-Agaasimaha guud ee cuspitalka magaalada Baydhaba Cabdifitaax Ibraahim Xaashi ayaa sheegay inay haatan dhimashada dadkii ku waxyeelloobay qaraxyadii halkaasi… Sii akhri

Kenya police on high alert over reports of planned terror attacks on major airports

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Nairobi, Kenya-(Puntland Post)- Security has been beefed up at major Kenyan airports following intelligence reports that Al-Shabaab militants are planning… Sii akhri

Boliiska Kenya oo heegan ka galay Al-shabaab

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Nairobi-(Puntland Post)-Dowladda Kenya ayaa heegan buuxa gelisay dhammaan ciidamadeeda kala duwan ee laamaha ammaanka,markii ay soo baxeen warar sheegaya in… Sii akhri

Boliiska oo laba nin ku dilay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Ciidanka Boliiska gobolka Banaadir ayaa maanta laba nin ku toogtay bartamaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,iyagoo sidoo kale gacanta… Sii akhri

Madaxweynaha dalka oo ka hadlay dar-dar gelinta ammaanka

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo af-jari doono Ururka Al-shabaab,kaasoo… Sii akhri

AU condemns terrorist attack in Baidoa

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Mogadishu-(Puntland Post)-The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira has… Sii akhri

Midowga Afrika oo cambaareeyay qaraxii Baydhaba

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-U qaabbilsanaha midoga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Amisom,Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii… Sii akhri

Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya dhanka ciidamada

Posted on February 25, 2016February 25, 2016 by sooyaal

Qaahira-(Puntland Post)-Waddamada Soomaaliya iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis xagga iskaashiga ciidamada ah,markii ay magaalada Qaahira kulan ku wada yeesheen… Sii akhri

Golaha Wasiirada oo ansixiyey siyaasadda guddiga ammaanka iyo difaaca xeebaha dalka

Posted on February 25, 2016February 25, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.