Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Ahlu-sunna oo dib ula wareegtay magaalada Dhuusa-mareeb

Dhuusa-mareeb-(Puntland Post)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu-suna ay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada… Sii akhri

Posted on March 2, 2016March 2, 2016 by sooyaal

Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo ay ka soo baxeen go’aanno

Posted on March 2, 2016March 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)—Golaha wasiirada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay shir socday muddo 3-cisho, kaasoo looga hadlaayey xaaladda dalka,gaar ahaan dhinaca… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dib u dejin doonto barakacayaasha Muqdisho

Posted on March 2, 2016March 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dajin loo sameyn doono barakacayaasha ku nool gobolka Banaadir si ay… Sii akhri

Carabta oo Soomaaliya ka caawineysa dhanka ammaanka

Posted on March 2, 2016 by sooyaal

Qaahira-(Puntland Post)-Shirkii Baarlamaannada waddamada carabta ee shalay lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar, ayaa diiradda lagu saaray wax… Sii akhri

Shir looga hadlayay xoojinta ammaanka gobolka Hiiraan oo Beled-weyne ka dhacay

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Beled-weyne-(Puntland Post)-Shir looga hadlayay adkaynta nabad gelyada iyo dar-dar gelinta ka hor tagga weerarrada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay magaalada… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo soo jeediyay in la beddelo magaca argagixiso

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawed ayaa sheegay inuusan u cuntamin sharciga la dagaallanka argigixisada,kaasoo… Sii akhri

Baarlamanka dalka oo ka arrinsanaya sida laga yeelaya taliyeyaasha ammaanka oo mar kale baaqday

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan ay albaabbada u xiran yihiin ka leh waxa ay yeelayaan taliyeyaasha hay’adda nabad sugidda… Sii akhri

Ciidamo lagu laayay degaanka Lafoole

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post) Ugu yaraan Afar askari ayaa ku geeriyootay Lix kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaadhay qarax miino oo lagula eegtay… Sii akhri

Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dagaallamay Gedo

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Garba-haarreey-(Puntland Post)-Wararka ka imanaya magaalada Garba-haarreey ee caasimadda gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay isku fara saareen xalay ciidamada… Sii akhri

Wasiirka amniga iyo taliyeyaashiisa oo hor-tagaya Baarlamanka

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawed, ayaa shalayto shaaciyay in Talaadada maanta ah ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.