Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Maalgashadayaasha caalamka oo diiradda saaray Soomaaliya

Muqdisho-(PP)-Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay hordhigtay waddamada daneeya maalgashiga fursadaha… Sii akhri

Posted on December 4, 2015 by sooyaal

Xasan sheekh iyo wakiillada beesha caalamka oo kulan degdeg ah ka yeeshay xiisadda ka taagan Gaalkacyo

Posted on December 3, 2015December 3, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Madaxweynaha Sommaliya ayaa danjireyaashaasi uga warramay xaaladda Gaalkacyo, wuxuu sheegay inuu dhowr jeer maanta khadka telefoonka kula hadley Ra’iisul Wasaare… Sii akhri

War-deg-deg ah:Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay qarax maanta lala beegsaday

Posted on December 3, 2015December 3, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Allaha u naxariistee waxaa goordhaw Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ku geeriyootay wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo katirsaneed Idaacada iyo… Sii akhri

Britian oo safarrada ka xayirtay saraakiil Kenyaan ah

Posted on December 3, 2015December 3, 2015 by sooyaal

London-(PP)-Boqortooyada Ingiriiska ayaa taageertay go’aankii ay dhawaan dowladda Mareykanka xayiraadda dhinaca safarrada ah ugu soo rogtay saraakiil Kenyaan ah oo… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka dabargoynta saboolnimada

Posted on December 3, 2015December 3, 2015 by sooyaal

Vienna-Austaria-(PP)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shir weyne looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa saboolnimada caalamka ka jirta… Sii akhri

Gaalkacyo oo lagu soo guryo noqonayo

Posted on December 3, 2015 by sooyaal

Gaalkacyo-(PP)-Waxaa saakay deggen guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee caasiamadda gobolka Mudug,markii ay ku dagaallameen dhowaan ciidamo kala taabacsan maamullada… Sii akhri

Mombasa oo lagu xukumay nin British ah

Posted on December 3, 2015December 3, 2015 by sooyaal

Mombasa-(PP)-Maxkamad ku taalla magaalada Mombasa Kenya ayaa sagaal sano oo xarig ah ku riddaya Jermaine Grant oo ka soo jeeda… Sii akhri

Soomaaliya oo ka shireysa sidey uga faa’iideysan lahayd qayraadka dalkeeda

Posted on December 2, 2015December 2, 2015 by sooyaal

Nairobi-(PP)-Shir lagu darsayo sida ugu habboon ee xilligan looga wada faa’iidaysan karo khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya ayaa ka furmay… Sii akhri

Qaramada midoobay oo soo saaratay tirada dadkii ka barakacay Gaalkacyo

Posted on December 1, 2015December 1, 2015 by sooyaal

New York-(PP)-Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada qaramada midoobay UNOCHA ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu ku sheegay indagaalladii ka… Sii akhri

Posts navigation

Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close