Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

President Yoweri Museveni has called on African leaders to respect borders in order to avoid unnecessary conflict.

Abu-dhabi-(PP)-The President said this while meeting the Secretary General of Organisation of Islamic Cooperation, H.E Dr. Iyad Ameen Madani who… Sii akhri

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

Musaveni oo Afrika ugu baaqay iney xalliyaan muran dhuleedka Soomaaliya iyo Kenya

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

Abu-dhabi-(PP)-Madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Musaveni ayaa u soo jeediyay ururka Midawga Africa inay soo fara geliyaan arrinta la xariirta muranka… Sii akhri

Wafdi ka socda federaalka oo Beledweyne u tagay xallinta colaad beeleed halkaas ka taagan

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

Beledweyne (PP) — Wafdi heer wasiir ah oo ka socda xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha mamulka Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada… Sii akhri

Saudi-Led Islamic Military Coalition Formed to FIght Terrorism

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

DUBAI-(PP)-United Arab Emirates — The Kingdom of Saudi Arabia has announced the formation of a 35-state Islamic military coalition to… Sii akhri

Soomaaliya oo xubin ka noqotay is-bahaysiga la dagaallanka argagixisada

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

DUBAI-(PP)-Sucuudiga ayaa manta diyaarisay liiska waddamada xubnaha ka ah isbaheysiga dalalka Islaamka ee la dagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada, kaasoo… Sii akhri

Qaramada midoobay oo bayaan ka soo saartay dil Muqdisho loogu geystay xubin ka tirsanayd

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

Geneva-(PP)-Qaramada midoobay laanteda qaxootiga ayaa wax laga murugoodo  ku tilmaantay dilka loogu geystay Muqdisho Allaha unaxariistee Aaamina Nuur maxamad iyo… Sii akhri

UNHCR Statement on the murder of a staff member in Mogadishu, Somalia

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

Geneva-(PP)-It is with great sadness that UNHCR has learned of the killing of one of our colleagues, Amina Noor Mohamed,… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo ka digtay weerarro ay Al-shabaab ka geysato Kenya

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by sooyaal

USA-(PP)-Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa digniin ka soo saartay weerarro argagixiso oo ka dhaca magaalada Nairobi, inta lagu guda jiro… Sii akhri

Xabbad joojin ka dhacday B/weyne iyo waan waan socota

Posted on December 15, 2015 by sooyaal

B/weyne­-(PP)-Waxaa saaka deggen xaaladda magaalada B/weyne,markii ay odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ku guuleysteen iney xabbad joojin kala dhex dhigaan garabyadii… Sii akhri

Xasan sheekh oo amray in deg-deg loo joojiyo dagaalka B/weyne

Posted on December 14, 2015December 14, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)- Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee iidammada qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close