Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Boliiska kaydka Itoobiya oo dad ka af-duubtay gudaha dalka Kenya

Moyaale-Kenya-(Puntland post)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in labo qof oo mjuwaadiniinteeda ah ay Boliiska Keydka Itoobiya ka af-duubteen degaan ka tirsan… Sii akhri

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Soomaaliya iyo AMISOM oo qorshaynaya dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland post)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya jeneraal;Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini,iyo taliyaha ciidamadda midowga Africa Jeneraal Mohammedesha Zeyinu,ayaa maanta ka wada hadlay sidii… Sii akhri

Somalia’s al-Shabaab militants use Donald Trump in recruiting film

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Somalia’s Islamist militant group al-Shabaab has used a clip of Republican presidential frontrunner Donald Trump in its latest recruitment film.… Sii akhri

Al-shabaab oo soo saartay filim cusub oo farriimo xambaarsan

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)- Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray farriin muuqaal ah oo ay diiradda ku saarayso tacaddiyo ay sheegtay inay gaysanayso… Sii akhri

Jubbaland oo sheegtay inay bishan gudaheeda soo af-jarayso Al-shabaab

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Kismaayo–(Puntland Post)– Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ka dib safarro uu ku… Sii akhri

Dowladda federaalka oo ka hadashay qaraxii The Village Muqdisho

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho–(Puntland post)–Wasiirka amniga qaranka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed  ayaa ka hadlay qarax maanta ka dhacay maqaayad kaabiga ku haysa aqalka… Sii akhri

Taliye Cali gaab oo wacad ku maray in Muqdisho uu ka saari doono Al-shabaab

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post) – Taliyaha qaybta Booliska gobolka Banaadir Jeneraal Cali Xersi Barre “Cali Gaab” ayaa sheegay inayan dowladda iyo Al-Shabaab… Sii akhri

Madaxweynaha Jubba-land oo dalka ku soo laabtay

Posted on January 2, 2016 by sooyaal

Kismaayo-(Puntland post)-Madaxweyanah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ,markii uu… Sii akhri

Al-shabaab oo gubtay tuulada Buq-goosaar

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Beled-weyne-(Puntland post)-Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka la baxay West-land ayaa sheegay inay malleeshiyaadka Al-shabaab deb qabadsiiyeen degaanka Buq-Goosaar oo labadii maalmood… Sii akhri

Qarax ka dhacay maqaayad Muqdisho ku taalla

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by sooyaal

Muqdisho (Puntland post) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday dhowr qof oo kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close