Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

African Union summit opens in Addis Ababa

Addis ababa-(Puntland Post)-African heads of state are expected to address some of the most pressing violent conflicts on the continent,… Sii akhri

Posted on January 30, 2016January 30, 2016 by sooyaal

Nabad-doon lagu dilay duleedka Beled-weyne oo sababay dagaal

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by sooyaal

Beled-weyne-(Puntland Post)-Ugu yaraan Saddex qof ayaa ku dhimatay, saddex kalana way ku dhaawacantay, isku-dhac laba malleeshiyo beeleed maanta ku dhex… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo go’aan deg-deg ah ka qaatay qodabbadii kasoo baxay shirka Muqdisho

Posted on January 28, 2016 by sooyaal

Garoowe-(Puntland Post)-Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa kulan degdeg ah oo looga soo hor-jeedo nidaamka 4.5-ka ku yeeshay xaruntiisa magaalada Garoowe. Guddoomiyaha… Sii akhri

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey hannaanka doorasho ee sannadkan

Posted on January 28, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Cumar C/rashiid… Sii akhri

Kenya oo lagu eedeeyay gabbood fallo ka dhan ah dadka Soomaaliyeed

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by sooyaal

Nairobi-(Puntland Post)-Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch  ayaa ku eedeysay dowladda Kenya in ay gashay gabbood fallo iyo xadgudubyo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay inay isku tashan doonto haddii la dhaqan geliyo 4.5

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Dr;Cali Cabdillaahi Warsame ayaa sheegay inay Puntland leedahay dal ballaaran oo ay ka jirto… Sii akhri

War-deg-deg ah:Madaxweyne Gaas oo u ambabaxay Puntland

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa barqanimadii maanta ka dhoofay gegida diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Sweden to deport up to 80,000 refugees

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by sooyaal

Stockholm-(Puntland Post)-Sweden intends to expel as many as 80,000 refugees and migrants who arrived in 2015 and whose applications for… Sii akhri

Dowladda Sweden oo celineysa qaxootigii ugu badnaa abid

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by sooyaal

Stockholm-(Puntland Post)-Anders Ygeman oo u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha dalka Sweden ayaa shaaca ka qaaday inay dowladdiisu ka eryi doonto… Sii akhri

Wejiga koobaad ee shirka wada tashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Posted on January 25, 2016January 25, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta madaxtooyada dalka ka furey shir gaar ah oo qeyb ka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.