Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Somaliand oo sii deysay Dabcasar, kana musaafurisay Somaliland

Wararka Warbaahinta Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa ay xabsiga… Sii akhri

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Trump “Ciddii Ka Soo Horjeesata Go’aanka Qudus Waxaan Ka Jari Doonaa Gargaarka”

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu deeqaha ka jaran doono dalalka taageeray qaraarkii Qaramada Midoobay ee lagaga… Sii akhri

Go’aankii ugu Dambeeyay ee Maxkmada Abdiraxmaan Abdishakuur oo Goordhow Bilaabaneeysa

Posted on December 21, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow xarunta Maxkmada Gobolka Banaadir soo gaaray Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sugaya go’aankii u dambeeyay ee maxkamadeeyntiisa. Xuranta waxaa… Sii akhri

Daacish oo sheegatay Masuuliyada weerar ka dhacay Afgooye

Posted on December 20, 2017December 20, 2017 by Cowke

Kooxda Daacisha ayaa goordhow sheegatay masuuliyada weerar lagu qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Muqdisho u jira 30-KM. Wakaalada… Sii akhri

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo u Dabaaldagaya Sanadguuradii 74-aad ee Aas aaskooda

Posted on December 20, 2017 by Cowke

Waxaa Xarunta Ciidamada Booliska ee Iskuul Boolisiyo Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir ka socoto Xaflada dabaaldaga Sanadguuradii 74-aad ee… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maanta markale maxkmada ka soo hormuuqanayo

Posted on December 20, 2017 by Cowke

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta mar kale kasoo hor muuqan doona Maxkamadda Gobolka banaadir, kadib markii Maxkamadda ay xeer… Sii akhri

Al-Shabaab oo Weeraray Degmada Afgooye

Posted on December 20, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi xalay uu ka dhacay dagaal u… Sii akhri

Shir u dhaxeeyay Xildhibaano iyo R/W Kheyre oo fashil ku dhamaaday

Posted on December 19, 2017December 19, 2017 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karno oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in xalay xafiiska Ra’isilwasaaraha Soomaaliya uu ka dhacay kulan… Sii akhri

Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo ku Balansan Semifinalaha Koobka Mamaul Goboleedyada

Posted on December 19, 2017 by Cowke

Xulalka Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa maanta ku balansan afar dhamaadka koobka maamul goboleedyada oo galabta ka dhacaya garoonka Konis… Sii akhri

Farmaajo:-“Musuq maasuqa Mar Walbo Si Sahal ah Ayaa Dusha Nalooga Tuuraa”,

Posted on December 19, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay arimaha Musuq maasuqa iyo Hakadka la sheegay in Dowlada Mareykanka ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.