Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Soomaaliya oo Warbaahinta ka mamnoocday Wararka Al-Shabaab

Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Ayaa Warbaahinta Gudaha ka mamnoocday Baahinta Wararka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali… Sii akhri

Posted on January 16, 2018 by Cowke

Axmed Madoobe o baajiyay Safar uu ku tagi lahaa Dhuusomareeb

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Dhuusamareeb ku Wajahan

Posted on January 16, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalo ku maraya Gal-Mudug ayaa maanta tagaya Magaalada Dhuusamareeb.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xariga ka Jaraya Dekada Hobyo

Posted on January 15, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadda ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in… Sii akhri

Raisulwasaare Kheyre oo Ka Qeyb Galaya Shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Switzerland.

Posted on January 15, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Kaasi oo ka furmidoono… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Posted on January 15, 2018January 15, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Thaabid Cabdi Maxamed Ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud.… Sii akhri

Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka… Sii akhri

Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Daacish oo la dilay

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Cowke

Wiil uu dhalay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Kooxda Daacish ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacyo ka furaya Kulamo Dib u heshiisiin ah

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in uu… Sii akhri

Qarax Qasaare geystay oo Ciidamada Dowlada lagula eegtay Muqdisho

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Cowke

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax Qasaare geeystay oo la la eegtay Ciidamo katirsan kuwa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close