Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ciidamada Dowladda oo Xirey Wadooyinka Magaaladda Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed iyo kuwa Booliska ayaa xirey qaar kamid ah wadooyinka Muhiimka… Sii akhri

Posted on January 30, 2018 by Cowke

Xaliimo Yarey “3 Kursi ayaa ka dhiman Baarlamaanka Dalka”

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in Baarlamaanka Soomaaliya 3 kursi ay ka banaanyihiin Islamarkaasina dhowaan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka Midowga Afrika

Posted on January 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Adis Ababa

Posted on January 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ku wajahan Magaalada Adis… Sii akhri

Madaxweynihii Hore ee Hir Shabelle oo u Tar Tamaya Xildhibaan

Posted on January 27, 2018 by Cowke

Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir Shabelle ayaa shaaciyay in uu u tartamayo Mudane katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaan… Sii akhri

RW Khayre “Waa Lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.”

Posted on January 27, 2018January 27, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Gobalka Sool

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by Cowke

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil Gaari oo khasaare nafeed geystay oo saakay ka dhacay deegaano hoos yimaada gobalka… Sii akhri

Xaaf “Waa la Xaliyay Khilaafkii noo dhaxeeyay Anaga iyo Dowlada”

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (xaaf) ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Galmudug… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo afjaray Khilaafkii Galmudug iyo Odoyaasha Cadaado

Posted on January 23, 2018January 23, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhameeyay khilaafaadkii u dhaxeeyay Galmudug iyo Odyaasha Cadaado. Madaxweynaha oo gaaray Cadaado… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado

Posted on January 23, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow Gaaray Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.