Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay howlgalada ay wadaan ciidamada dowlada

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta salaaddii Jimcaha keddib ka hadlay Masjidka Villa Somalia ayaa bogaadiyay hawlgallada ay… Sii akhri

Posted on April 5, 2019April 5, 2019 by Cowke

Amar lagu soo rogay shirkadaha isgaarsiinta dalka

Posted on April 4, 2019April 4, 2019 by Cowke

qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ka jira lagu amray inay… Sii akhri

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ka baadi goobaya gaari qarax sida

Posted on April 3, 2019April 3, 2019 by Cowke

Magaalada Muqdisho ciidamada amniga ayaa raadinaya gaari Laan guruusar ah oo qarax ismiidaamin ah sida, kaas oo Al-shabaab u diyaariyeena… Sii akhri

Xuseen Carab: “Xamar shaqo uma soo doonan, waxaan ku laaban doonaa Somaliland”

Posted on April 3, 2019April 3, 2019 by Cowke

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalana ah guddoomiyaha Guddiga difaaca ee Golaha… Sii akhri

Kulankii BFS ee maanta oo markale baaqday

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by Cowke

Kulankii 1-aad ee kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waday in maanta u qabsoomo ayaa markale dib u dhacay… Sii akhri

Muqdisho: 35 qof oo ku sumoobay boorash ay cabeen

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by Cowke

Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho ayaa caawa waxaa la keenay dad ku sumoobay boorash ay cabeen. Dadkaas ayaa ahaa dad barakacayaal… Sii akhri

Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka socdo Guriceel

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dab khasaare geystay uu saakay waabarigii ka kacay xarumo… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya Muqdisho

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankan ayaa ah kii… Sii akhri

Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by Cowke

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka… Sii akhri

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by Cowke

Qarax qasaare geeystay ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay gudaha Muqdisho. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close