Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Kheyre “Cidii DFS aan taageersaneyn waa in ay Joojiyaan dhibaatada”

Ra’iisul wasaaraha  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo xalay qudbad ka jeediyay xaflad casho sharaf ah oo ka… Sii akhri

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Maxamed Mire Maxamed oo beeniyay in uu xiriir la leeyahay Daacish

Posted on February 10, 2018February 10, 2018 by Cowke

Maxamed Mire Maxamed oo Dowladda Mareykanka shalay oo Jimco aheyd ay ku dartay Liiska shaqsiyaad taageero siiya Ururka Daacish ayaa… Sii akhri

Farmaajo oo u Hambalyeeyey Cabdiqawi oo loo doortay Gudoomiyaha Cadaaladda Aduunka

Posted on February 7, 2018February 7, 2018 by Cowke

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hambayo u dirtay Cabdiqawi Axmed Yusuf Cumar oo loo doortay Gudoomiyaha Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee fadhigeedu yahay… Sii akhri

Shirkii Madasha Amniga oo la soo Gaba Gabeeynayo

Posted on February 7, 2018 by Cowke

Waxaa Galinka Dambe ee maanta lagu wadaa in Muqdisho lagu soo gaba gabeeyo shirkii Amniga qaranka oo ay madaxda Maamul… Sii akhri

Ciidamada Amaanka oo Howlgal ka sameeyay Muqdisho

Posted on February 7, 2018February 7, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa xalay howlgalo ka sameeyay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Howlgalkaan oo ahaa mid qorsheeysnaa ayeey… Sii akhri

Maxkmada Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay Eedeeysanayaashii Qaraxii Soobe

Posted on February 6, 2018 by Cowke

Maxkmada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun saakay ku riday eedeeysanayaashii qaraxii qasaaraha badanaa geeystay oo 14-Octobar ee sanadkii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf u sameeyay Madaxda Maamul Goboleedyada

Posted on February 6, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf soodhaweyn ah waxa uu Madaxtooyada ugu sameeyey Golaha… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Posted on February 5, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha waxaa ku… Sii akhri

Madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo ku soo wajahan Muqdisho

Posted on February 4, 2018 by Cowke

Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe , Puntland… Sii akhri

Ciidamada Isticmaalka Hubka Culus oo Tababar loogu soo xiray Kismaayo

Posted on February 4, 2018 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa tababar loogu soo xiray ciidamo gaar ah oo loo diyaarinayo isticmaalka hubka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.