Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha Isgaarsiinta

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayay sida… Sii akhri

Posted on February 24, 2018 by Cowke

AMISOM oo Dalbatay in Loo Kordhiyo Waqtiga ay Sii Joogayaan Soomaaliya

Posted on February 24, 2018 by Cowke

Francisco Madeira, oo ah ergayga gaarka ah ee midowga Africa u qaabilsan Somaliya, ayaa sheegay in aanan lajoogin waqtigii ciidamada… Sii akhri

Dowladda oo Sheegtay In La Toogtay Al-Shabaab Doonayay in ay Galaan Madaxtooyadda

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by Cowke

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray howlgalkii looga hortagay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo caawa weerar iyo qaraxyo… Sii akhri

Wasiirkii Maaliyada Soomaaliland Marwo Sam Sam oo ku sugan Muqdisho

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by Cowke

Sida ay Qoreen Saaka Qaar kamid ah Warkeysayada ka soo baxa Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaaliland waxaa magaalada Muqdisho… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo Beenisay in Askari Loogu Dilay Gudaha Soomaaliya

Posted on February 21, 2018February 21, 2018 by Cowke

Dowlada Mareykanka ayaa wax kama Jiraan ku tilmaamtay war ka soo baxay Al-Shabaab oo ku aadanaa in askar Mareykan ah… Sii akhri

Khayre oo kulan soo dhawayn ah la qaatay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo laabtay Liibiya

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan soo dhawayn iyo dhiirigalin ah hooygiisa ugu sameeyay… Sii akhri

Maxkmada CQS oo Xukun ku riday Sarkaalkii dilay Abaanduulihii ciidamada Badda

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by Cowke

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa saakay xukuntay Sarkaalkii dilka u geystay Abaanduulahii Ciidamada Badda Soomaaliya. Maxkamada… Sii akhri

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Muqdisho ku Geeriyooday

Posted on February 20, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali. Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa kamid… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay Wada hadalada Itoobiya iyo ONLF

Posted on February 19, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka soo laabtay Safar uu ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka… Sii akhri

AKHRISO: Khilaaf soo ka la dhaxgalay Gen. Gorod iyo La-tilayaha amniga Madaxweynaha

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by Cowke

Waxaa khilaaf baahsan uu soo kala dhexgalay Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya C/wali Jaamac Gorod  iyo La-taliyaha dhanka amniga ee Madaxweyne… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.