Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wararkii ugu dambeeyay ee Degmada Balcad oo Al-Shabaab ay la wareegeen Maanta

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe oo ay maanta la wareegeen Muddo kooban Kooxda Al-Shabaab ayaa waxa… Sii akhri

Posted on March 3, 2018 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Burundi

Posted on March 2, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi Mudane… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka

Posted on February 28, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Isbeyn u qaabilsan… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo qabtay Gaari siday waxyaabaha qarxa iyo ragii watay

Posted on February 28, 2018 by Cowke

Wararka Goordhow Warbaahinta Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Baled-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada… Sii akhri

Dr Beyle” Joojintii Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Saameeyn buu Nagu Yeeshay”

Posted on February 28, 2018February 28, 2018 by Cowke

Wasiirka Wasaarada Maaliyada xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo wariyaasha xafiiskiisa kula hadlay ayaa ka hadlay arimo kala… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo ku wajahan Dhuusamareeb

Posted on February 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug. Qaban qaabo balaaran oo… Sii akhri

Al-shabaab oo Shaaciyay Magaca iyo qabiilka Mid Kamid Ahaa Ragii Fuliyay Qaraxyadii Muqdisho

Posted on February 26, 2018 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo qabiilka mid kamid ah ragii fuliyay weerarkii Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay… Sii akhri

Ducaale ” Xilibaanadda DFS diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda

Posted on February 26, 2018February 26, 2018 by Cowke

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya Xildhibaan Adan Barre Ducaale ayaa ka hadlay siyaasiin ka soo horjeedo dowlada oo shirar uga soconayo… Sii akhri

Ciidamada Amaanka oo Howlgalo cuslus xalay ka sameeyay Muqdisho

Posted on February 26, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa xalay howlgalo cuslus waxa ay ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa… Sii akhri

Amaanka Madaxtooyada oo si aad ah loo adkeeyay

Posted on February 25, 2018 by Cowke

Ciidamo aad u farabadan oo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa soo buux dhaafiyay saaka Wadooyinka soo gala Madaxtooyada Villa Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.