Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweynayaasha Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Oo kulmaya Markii ugu Horeeysay

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa aqbalay in uu la kulmo madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, taas oo ah wax aanan… Sii akhri

Posted on March 9, 2018 by Cowke

Wasiir iyo Xildhibaano ku Geeriyooday Qarax Miino Duleedka Wanlaweyn

Posted on March 7, 2018 by Cowke

War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaraya Gobollka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in qarax Miino oo ka… Sii akhri

Soomaali dib looga soo ciliyay Liibiya oo Muqdisho ku soo wajahan

Posted on March 6, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku soo wajahan 13 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo cilinayo dalka Liibaya.… Sii akhri

DP World “Dowlada Soomaaliya ma quseeyo heshiiskii aan la galnay Somaliland”

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by Cowke

Shirkada DP-World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay hadal ka soo yeeray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan… Sii akhri

Shir ku saabsan Barakacayaasha iyo Qaxootiga oo ka dhacaya Muqdisho

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by Cowke

Maanta oo Taariikhdu ay ku beegantahay 05.03.2018-ka ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir looga hadlayo arimaha… Sii akhri

Eng Yariisoow” Waxaan ka hortagnay qaraxyo ka dhici Lahaa Muqdisho”

Posted on March 5, 2018 by Cowke

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka hadlay sababihii loo xiray qaar kamid… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka DFS oo qorsheeynaya Mooshin ka dhan Heshiiskii Berbera

Posted on March 4, 2018March 4, 2018 by Cowke

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadda wado qorsho ay Mooshin kaga gudbinayaan heshiiskii dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Shirkada DP-World.… Sii akhri

Wasiir Xoosh iyo Gudoomiye Eng. Yariisow oo Kawada Hadlay Arrimaha Dastuurka

Posted on March 4, 2018 by Cowke

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo qaar kamid… Sii akhri

77 Maxaabiis oo laga soo ciliyay dalka Hindiya oo ku soo wajahan Muqdisho

Posted on March 3, 2018March 3, 2018 by Cowke

Sida uu sheegay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Cumaan Ambasador Cabdirisaaq Faarax Cali diyaarad sida 77 maxaabiis Soomaali ah kuna… Sii akhri

War Murtiyeed: Shirkii Dalalka Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya oo Kampala lagu soo Gaba Gabeeyay

Posted on March 3, 2018 by Cowke

Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.