Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Soomaaliya oo Baaq u dirtay Jaamacada Carabta

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneysaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73,aad ee aas’aaska ururka… Sii akhri

Posted on March 24, 2018 by Cowke

Al-Shabaab oo sheegtay Masuuliyada Qaraxii Galabta ka dhacay Muqdisho

Posted on March 22, 2018 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay Masuuliyada weerarkii Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. War ay baahisay Warbaahinta Al-Shabaab ee… Sii akhri

14 Ruux oo ku dhintay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Faah Faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa… Sii akhri

Beesha Caalamka oo aqbashay Codsi ka yimid Gudoomiye Jawaari

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta Puntland Post Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari… Sii akhri

Xoosh “Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Waa Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka”

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed iyo mooshinka laga keenay… Sii akhri

Saraakiil sar sare oo katirsan Al-Shabaab oo ku biiray Dowlada Soomaaliya

Posted on March 22, 2018 by Cowke

Saraakiil sar sare oo katirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa ka soo goostay kooxdaasi iyaga oo hadda ku biiray Dowlada Soomaaliya. Macalin… Sii akhri

Dhibane Iman Cabdiraxmaan Maxamed oo Djabuuti ku Geeriyootay

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Allaha u naxariistee waxaa dalka Djabuuti ku geeriyootay Iimaan Cabdiraxmaan Maxamed oo in muddo ah la xanuunsaneeysay cudurka Kansarka. Allaha… Sii akhri

Muudeey “si deg deg ah baan u gudagaleynaa Mooshinka Xildhibaanada dalka haku soo noqdaan”

Posted on March 21, 2018March 21, 2018 by Cowke

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh. Ibraahim Muudeey oo wariyaasha goordhow kula hadlay Xarunta Villa Hargeysa ee… Sii akhri

Iska Hor imaad u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo ka socdo Muqdisho

Posted on March 21, 2018March 21, 2018 by Cowke

Dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa haatan ka soconayo Degmada Hodan ee Muqdisho. Iska hor imaadkaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.