Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Cabdiraxmaan Cirro “Siilanyo waa Danbiile Qaran Muuse na ha iscasilo”

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Somaliland ee Wadani Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro oo Wariyaasha kula hadlay goordhow Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay… Sii akhri

Posted on April 19, 2018April 19, 2018 by Cowke

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta magacaabayo Safiiro

Posted on April 19, 2018 by Cowke

Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo kulankoodii qamiislaha ah maanta ku yeelanay Xafiiska Ra’isilwasaaraha ayaa magacaabayo safiirada qaar kamid ah wadamada… Sii akhri

HRW “Qaxootiga Soomaalida ah ee Yemen ku sugan waa la Kufsadaa”

Posted on April 19, 2018April 19, 2018 by Cowke

Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay Warbixin dheer oo ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga… Sii akhri

Shariif “Imaaraadka Soomaaliya wax fiican ayuu u qabtay”

Posted on April 17, 2018April 17, 2018 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo wareysi siiyay TV-ga Al-Carabiya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Dowladaha… Sii akhri

Imaaraadka oo Joojisay Taageeradii Ciidamada Dowlada Soomaaliya

Posted on April 16, 2018 by Cowke

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa Joojisay taageeradii iyo tababaradii ay siin jirtay ciidamada dowlada Soomaaliya. Sida ay qortay wakaalada wararka ee… Sii akhri

Koox Hubeeysan oo Macalin Jaamaceed ku dishay Muqdisho

Posted on April 16, 2018 by Cowke

Koox Hubeeysan ayaa xalay xaafada Ood-weeyne ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dishay mid kamid ah barayaasha Jaamacadaha Muqdisho. Allaha… Sii akhri

Soomaaliland oo Xukun ku Riday Niciimo Abwaan Qorone

Posted on April 15, 2018April 15, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamadi ay xukun ku riday… Sii akhri

Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo ka furmaya Damaam

Posted on April 15, 2018 by Cowke

Magaalada Damaam ee dalka Sucuudiga ayaa maanta waxaa ka furmaya Shirkii 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacada Carabta. Shirkaan oo… Sii akhri

Doorashada Kursi kamid ah Baarlamaanka oo Dhuusamareeb ka dhaceeysa

Posted on April 15, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaaladaasi uu ka dhacayo doorashada… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo ka qeeybgalay kulan Amniga ku saabsan

Posted on April 15, 2018 by Cowke

 Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir,  iyo Saraakiisha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.