Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Khasnajigii Baarlamaanka oo la dilay iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay

Dabley hubeysan ayaa caawa Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxay ku dileen khasnajigii guud ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kooxdan ayaa dishay… Sii akhri

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Cowke

Gudoomiyihii Maxkamadda sare oo kasoo horjeystay xil ka qaadistii lagu sameeyay

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Cowke

Gudoomiyihii Maxkamada sare ee dalka  Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa ka soo horjeeystay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya… Sii akhri

Mid kamid ah Ergadii soo xulay Baarlmaanka oo Muqdisho lagu dilay

Posted on May 27, 2018May 27, 2018 by Cowke

Koox Bastoolado ku hubeeysan ayaa goordhow oo caawa ah Degmada Dharkiinleey ee Muqdisho ku dilay mid kamid ah Nabadoonadii caanka… Sii akhri

Wasiirada cusub ee Xukuumada Soomaaliya oo la dhaariyay

Posted on May 26, 2018May 26, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ka qeyb galay munaasabad… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Posted on May 26, 2018 by Cowke

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee… Sii akhri

Muuse Biixi “Weerar ayaa dhinac walba nooga socdo”

Posted on May 24, 2018May 24, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal saakay Somaliland iyo Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo Magacaabay Wasiiro

Posted on May 24, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dhameeytiray Xubno Wasiiro ahaa oo ka dhimanaa Xukuumadiisa. Xilalka Wasiirada 1-… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan Ku Leh Muqdisho

Posted on May 23, 2018 by Cowke

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah Taariiqduna ay ku beegantahay 23-ka May kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay London

Posted on May 22, 2018May 22, 2018 by Cowke

Koox Tooreey ku hubeeysan ayaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ku dishay labo muwaadin oo Soomaaliyeed. Dilka Muwaadiniintaan Soomaaliyeed… Sii akhri

Buundadii Buulo Barde oo fahaatada biyo ay Xireen

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by Cowke

Biyaha fataahada Gobolka Hiiraan ayaa xiray Buundada isaga kala gooshta magaalada Buulo Barde ee xarunta labaad ee Gobolka Hiiraan. Biyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.