
Qaraxyo iyo weeraro ka Socdo Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka dhacay Qaraxyo iyo Rasaas Laga maqlay Degmooyinka kala duwan ee Muqdisho. Qaraxyadaan oo ah… Sii akhri
Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka dhacay Qaraxyo iyo Rasaas Laga maqlay Degmooyinka kala duwan ee Muqdisho. Qaraxyadaan oo ah… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka duulaya garoonka Muqdisho. Madaxweynaha iyo… Sii akhri
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gal-Gaduud ee baratamaha dhulka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dad ku dhow 40 ruux… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay… Sii akhri
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe oo Xarun u ah… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha… Sii akhri
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa saakay waxaa ka dhacay shil qasaare geeystay. Shilkaasi ayaa ahaa kadib markii gaari nooca… Sii akhri
Wasiirka Wasaarada Duulista hawada Iyo gaadiidka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa shaqadii ka Joojiyay Maareeyaha Ha’ada Duulista iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa ka hadlay Wadooyinka Xiran oo ay go’doomiyeen Al-Shabaab. Shariif Xasan… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow xilkii ka qaaday mid kamid ah wasiirada Xukuumada Federaalka… Sii akhri
You must be logged in to post a comment.