
Xildhibaan ka tirsan BFS oo is casilay
Xildhibaan C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska casilay xubunimadii Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiqaadir Gaafoow oo… Sii akhri
Xildhibaan C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska casilay xubunimadii Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiqaadir Gaafoow oo… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay xarigga ka jaray Xarunta hoggaanka baarista danbiyada (CID) oo… Sii akhri
Masuuliyiin katirsan Kastamka Canshuuraha Dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay Musuq maasuq. Ciidamada… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta bilaabay la xisaabtanka wasiirrada ee sannadlaha ah si loo… Sii akhri
Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan, oo kal horena ku guuleeystay Abaalmarinta Nobel Peace Prize ayaa geeriyooday. Anan ayaa… Sii akhri
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare in uu ku guul-dareeystay hogaaminta maamulka Hirshabelle.… Sii akhri
War kasoo baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee hay’adda Qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in mudooyinkii ugu dambeeyay ay Al-shabaab sare… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku suganaa Magaalada Jabuuti ayaa Goordhow u duulay Dalka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa… Sii akhri
Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka… Sii akhri
You must be logged in to post a comment.