Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Cabdi Barre “47-Qof ayaa ku dhimatay qaraxyadii Muqdisho”

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ah xildhibaan hore oo kamid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaasina goobjoog ka ahaa qaraxyadii qasaaraha… Sii akhri

Posted on November 9, 2018 by Cowke

Ku simaha madaxweynaha oo Cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho

Posted on November 9, 2018 by Cowke

Ku simaha madaxweynaha Soomaaliya ahna gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarada qaraxyada ahaa ee galabta… Sii akhri

Faah Faahin : Qaraxyo qasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 9, 2018November 9, 2018 by Cowke

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo qasaare geeystay oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyadaan oo ahaa… Sii akhri

DEG DEG: Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 9, 2018November 9, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya goordhow waxaa laga maqlay jugta ilaa 3 qarax oo is xig xigay. Qaraxyadaasi ayaa waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray itoobiya

Posted on November 9, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray dalkan Itoobiya oo ay ka… Sii akhri

Xildhibaan ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray Muqdisho

Posted on November 8, 2018November 8, 2018 by Cowke

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka maamulka Hir Shabelle ayaa qarax gaarigiisa loogu xiray magaalada Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa uu ka dhacay agaarka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Itoobiya

Posted on November 8, 2018November 8, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan dalka Itoobiyo. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminayo… Sii akhri

Wasiirka Arimaha Gudaha “Shariif Xasan Waxaa uu qaatay tanaasul muhiim ah oo loo baahnaa”

Posted on November 7, 2018November 8, 2018 by Cowke

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay is casilaadii madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya… Sii akhri

Shariif Xasan ” Waxaan isku casilay kadib markii aan u dul qaadan waayay faragalinta Dowlada”

Posted on November 7, 2018 by Cowke

Madaxweeynihii hore ee maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilkaasi maanta iska casilay ayaa ka hadlay sababihii uu… Sii akhri

Dibad Baxyo Caawa Ka socdo Baydhabo kadib iscasilaadii Shariif Xasan

Posted on November 7, 2018 by Cowke

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa goordhow ka bilaawday dibad baxyo balaaran oo ay sameeynayaan dadka ku dhaqan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.