Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xaliimo Yarey “2020-ka Soomaaliya waxaa ka dhaceysa doorasho qof iyo cod ah”

Gudoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey oo ka hadashay munaasabad maanta lagu… Sii akhri

Posted on November 25, 2018November 26, 2018 by Cowke

Musharixiintii ugu badnaa ee Koonfur Galbeed oo is casilay

Posted on November 25, 2018November 26, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha

Posted on November 25, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas… Sii akhri

Diiwaangalinta Musharixiinta Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka bilaabatay

Posted on November 25, 2018November 25, 2018 by Cowke

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo hadda xarun KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta oo sabti ah ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Nairobi

Posted on November 25, 2018November 25, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Farmaajo ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Ciidamada Booliska oo howlgalo ka sameeyay Muqdisho

Posted on November 25, 2018November 25, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa howlgalo xalay ka sameeyay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Howlgaladaan oo ahaa kuwo balaaran ayey… Sii akhri

AKHRISO: Maxey kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Yoweri Museveni

Posted on November 25, 2018 by Cowke

1.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah oo hal maalin ku tagay Jamhuuriyadda Uganda… Sii akhri

Toogasho caawa ka dhacday Muqdisho

Posted on November 24, 2018November 24, 2018 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa caawa  agagaarka Isgoyska Black Sea ee degmada Hodan ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo… Sii akhri

JOINT PRESS STATEMENT ON THE OCCASION OF THE OFFICIAL VISIT TO UGANDA BY H.E MOHAMED ABDULLAHI MOHAMED FARMAJO, PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA

Posted on November 24, 2018 by Cowke

1. At the invitation of His Excellency Yoweri Kaguta Museveni, President of the Republic of Uganda, His Excellency Mohamed Abdullahi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Kampala lana kulmay Yoweri Museveni

Posted on November 24, 2018November 24, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda halkaasi oo booqasho hal maalin ah uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.