Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Soomaaliyta” Waxaan Dilnay Saraakiil iyo Dagaalamayaal Al-shabaab ah”

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay saraakiil sar sare oo katirsan Al-Shabaab iyo ciidamo ay wateen. Warsaxaafadeed ka soo… Sii akhri

Posted on December 1, 2018 by Cowke

Guddigii Maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya oo la kala diray

Posted on November 28, 2018 by Cowke

Warqad ka soo baxday Goordhow guddoonka golaha Baarlamaanka Soomaaliy ayaa lagu kala diray guddigii Maaliyada Soomaaliya. Hoos Ka Aqriso Warqada… Sii akhri

Aqalka sare oo sheegay in ay soo afjareen khilaafkii dowlada dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah

Posted on November 27, 2018November 27, 2018 by Cowke

Guddigii Aqalka sare ee dhexdhexaadinta dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa maanta ku dhawaaqay in ay soo dhameeyeen… Sii akhri

RW Kheyre oo shir gudoomiyay shir looga hadlayay Amniga

Posted on November 26, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir gudoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka. Shirkaasi ayaa waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay weerarkii ka dhacay Gaalkacyo

Posted on November 26, 2018 by Cowke

Madaxweynaha  Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf  ayaa ka hadlay weerar qaraxyo ahaa oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa ugu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka dhaqaalaha badaha

Posted on November 26, 2018November 26, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda… Sii akhri

Faah Faahin: Qarax qasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 26, 2018 by Cowke

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax qasaare geeystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxaasi oo ahaa… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 26, 2018November 26, 2018 by Cowke

Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay isgooyska mashquulka badan ee… Sii akhri

Danab “Waan soo afjarnay howlgalkii Gaalkacyo, waxaana qabanay mid kamid ah ragii weerarka fuliyay”

Posted on November 26, 2018November 26, 2018 by Cowke

Taliska ciidamada Danab ee Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraro qaraxyo iyo toos ah oo saaka ka dhacay magaalada koonfurta… Sii akhri

Nin horay ugu been abuurtay Nabi Muxamed oo lagu diley qarax ka dhacay Gaalkacayo

Posted on November 26, 2018November 26, 2018 by Cowke

Nini layiraahdo Cabdiwali Cali Cilmi yare oo koox badan ku heystay Koonfurta magaalada Gaalkacyo isaga iyo qaar badan oo kamid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.