Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Amray in si deg deg ah loo furo kulanka Baarlamaanka

Xarunta Villa Hargeysa oo ay ku shaqeeyaan guddiyada Baarlamaanka ayaa caawa waxaa ka dhacay kulan xasaasi ah. Shirkaasi guddiyada ay… Sii akhri

Posted on December 4, 2018 by Cowke

Agaasime Idaacadeed oo ku dhaawacmay Qarax loogu xiray Gaarigiisa

Posted on December 4, 2018December 4, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Qarax gaarigiisa loogu xiray mid kamid ah agaasimayaasha idaacada Muqdisho. Ismaaciil Sheekh Khaliif… Sii akhri

Khilaaf soo kala dhaxgalay madaxda ugu sareeyso dowlada Soomaaliya

Posted on December 4, 2018 by Cowke

Wararka inaga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in kulamo lagu kala kacay uu dhacayey Saacadihii lasoo dhaafay oo… Sii akhri

NISA “Waxaan qabanay shabaab qaraxyo maleegayay”

Posted on December 4, 2018December 4, 2018 by Cowke

War ka soo baxay hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay qabteen sarkaal katirsan Al-shabaab oo… Sii akhri

Dagaal Caawa ka soconayo duleedka Jowhar

Posted on December 2, 2018 by Cowke

Wararka haatan naga soo gaaraya duleedka degmada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal culus oo… Sii akhri

Cadaani Hirmooge ” Si fiican ayaa naloogu soo dhoweeyay Jig Jiga”

Posted on December 2, 2018 by Cowke

Masuuliyiin sar sare oo katirsan ONLF ayaa si weeyn loogu soo dhoweeyay magaalada Jig Jiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida… Sii akhri

Dableey hubeeysan oo rasaas ku furay dad shacab ah Gobolka Gal-Gaduud

Posted on December 2, 2018 by Cowke

Dableey hubeeysan ayaa rasaas qasaare geeystay ku furay gaari ay saarnaayeen dad rayid ah duleedka deegaanka Godin-labe ee gobolka Gal-Gaduud.… Sii akhri

Taliyaha ciidamada Milatariga dowlada Soomaaliya oo fariin u diray ciidamada Miltariga

Posted on December 2, 2018 by Cowke

Taliyaha ciidamada Milatariga dowlada Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi indha qarshe ayaa galinkii dambe ee maanta kulan Muqdisho kula qaatay ciidamada… Sii akhri

Mursal oo si ka badelan soo dhoweynadii hore loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Posted on December 1, 2018December 1, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa… Sii akhri

AKHRISO: Doorashada Koonfur Galbeed oo markale dib loo dhigay

Posted on December 1, 2018December 1, 2018 by Cowke

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.