Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta madxafka qaranka

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhagax dhigay maanta xarunta madxafka qaranka ee Muqdisho. Xaruntaan ayaa loogu… Sii akhri

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee dalka oo cirka isku sii shareeray

Posted on December 9, 2018December 9, 2018 by Cowke

Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee dowlada federaalka Soomaaliya. Khilaafkan ayaa ka dhashay kala diristii… Sii akhri

haweenaydii ugu horeysay ee Soomaali ah oo loo doorto gollaha deegaanka seatle oo Geeriyootay

Posted on December 9, 2018December 9, 2018 by Cowke

Allaha u naxariistee Aamin Axmed, oo aheyd gabar Somali-Mareykanka oo dhowaan  loo doortey  inay ka mid noqoto gollaha deegaanka ee… Sii akhri

Ganacsade caan ah oo goordhow lagu dilay Muqdisho

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Koox hubeeysan ayaa goordhow Muqdisho ku dishay ganacsade caan ah oo kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho. dilkaan ayaa waxa uu… Sii akhri

Komaandoosta Soomaaliya oo weerar ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Ciidamo katirsan Kumaandoosta Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamo Mareykan ah ayaa waxay weerar qorsheysan ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose. Howlgalkaan ayaa… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka soo horjeeystay kala diristii guddiga maaliyada

Posted on December 8, 2018 by Cowke

Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha golaha shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa looga soo horjeeystay kala diriatii dhowaan… Sii akhri

Jubbaland oo aqbashay wada hadal ay la gasho dowlada dhexe

Posted on December 8, 2018December 8, 2018 by Cowke

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu aqbalay wada hadalo iyo kulamo uu la yeesho dowlada dhexe ee Soomaaliya. Arintaasi ayaa… Sii akhri

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY SARAAKIISHII IYO ASKARTII KU GEERIYOOTAY QARAXII DHANAANE

Posted on December 6, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan… Sii akhri

Gudoomiyaha aqalka Sare oo la kulmay madaxweynaha Jubbaland

Posted on December 6, 2018December 6, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha aqalka sare dalka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdillaahi oo Gaaray Kismaayo ayaa la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed… Sii akhri

Gudoomiyaha Aqalka sare oo gaaray Kismaayo

Posted on December 6, 2018 by Cowke

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo. Cabdi Xaashi Cabdullaahi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.