Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ku howlan xalinta qilaafka Baarlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa wada kulamo lagu xalinayo qiaafka Baarlamaanka. Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xarunta… Sii akhri

Posted on December 24, 2018 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Posted on December 22, 2018 by Cowke

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii bahalnimada… Sii akhri

Wasiir Oomaar oo beeniyay in musuqmaasuq loo xiray

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Cowke

Wasiirka duulista hawada Soomaaliya oo goordhow la hadlay wariyaasha ayaa been abuur ku tilmaamay warar uu sheegay in laga faafiyay.… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay hogaamiyihii soo abaabulay qaraxyadii Muqdisho

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Cowke

Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow sheegtay in gacanta ay ku hayaan qofkii hogaaminayay weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho… Sii akhri

Qarax Labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on December 22, 2018 by Cowke

Waxaa markale qarax uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay meel aan sidaasi uga… Sii akhri

Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Cowke

Goordhow magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax aad u culus. Jugta qaraxa ayaa si aad ah looga… Sii akhri

Cagjar iyo Muuse Biixi oo kulmay

Posted on December 21, 2018December 21, 2018 by Cowke

Waxaa markii ugu horeeysay maanta magaalada Togwajaale kulan ku yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeeybgalay Xuska Aas Aaska ciidamada Booliska

Posted on December 20, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay… Sii akhri

Sanad guuradii 75-aad ee aas aaska Booliska oo laga xusayo Muqdisho

Posted on December 20, 2018December 20, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay ka dhacdo munaasabada dabaaldaga aas aaska ciidamada Booliska Soomaaliya.… Sii akhri

Waa kuma madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed Lafta gareen

Posted on December 19, 2018December 19, 2018 by Cowke

Cabdicasiis Xassan Maxamed oo ku magac dheer Laftagareen Wuxuu ku dhashay degmada Luuq ee gobolka Gedo, sanadkii 1970. Wuxuu leeyahay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.