Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Lafta Gareen oo booqonayo deegaano katirsan Koonfur Galbeed

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in uu booqdo deegaano katirsan Koonfur Galbeed. Lafta… Sii akhri

Posted on December 29, 2018 by Cowke

Ciidamo loo diray deegaanka Kaxndhaale

Posted on December 28, 2018 by Cowke

Taliska Qaybta 21aad ayaa ciidamo u diray deegaanka Kaxandhaale oo ay ka jirto Xiisad dagaal oo u dhexeyso maleeshiyaad deegaankaasi… Sii akhri

Cumar Baadiyoow oo ka bad baaday qarax la doonayay in lagu qaarijiyo

Posted on December 28, 2018December 28, 2018 by Cowke

Warar deg deg ah oo hadda naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in… Sii akhri

Isbadal lagu sameeyay taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya

Posted on December 28, 2018 by Cowke

Digteero ka soo baxday Taliyaha ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa isbadal loogu sameeyay Taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya. General Daahir Aadan Cilmi… Sii akhri

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on December 27, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya goordhow waxaa ka dhacay qarax qasaare geeystay. Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Waabari… Sii akhri

Wasiir Beeyle oo la kulmay guddiga Cusub ee maaliyada Baarlamaanka

Posted on December 27, 2018 by Cowke

Wasiirka maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ahna xildhiaaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa villa Hargeysa kula kulmay guddiga maaliyada… Sii akhri

Mid kamid ah gudoomiyaasha Gobolka Banaadir oo shaqadii laga joojiyay

Posted on December 25, 2018 by Cowke

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaqadii ka joojiyay gudoomiyaha degmada Yaaqshid Axmed Xasan Geedoow. Warqad ka soo baxday Guddoomiye ku xigeenka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare

Posted on December 24, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka,… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo Booqday Tiyaatarka

Posted on December 24, 2018December 24, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha Xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Murtida iyo madadaalada ee Muqdisho. Xasan Cali Kheyre… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay nin ka tirsanaa Al-Shabaab

Posted on December 24, 2018December 24, 2018 by Cowke

Maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee Soomaaliya waxay saakay oo Isniin ah ay toogasho ku fulisay C/qaadir Abuukar Shaacir oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.