Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo “Waan idin cafiyayee i cafiya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad caawa lagu caleema-saaray Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa… Sii akhri

Posted on January 27, 2019January 27, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garowe

Posted on January 26, 2019January 26, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee caasimadda dowladda… Sii akhri

Dab khasaare geystay oo ka kacay suuqa weyn ee Muqdisho

Posted on January 25, 2019January 25, 2019 by Cowke

Dab khasaare hantiyadeed geystay ayaa xalay saqdi dhexe ka kacay suuqa weyn oo ah suuq ku yaalo degmada Wadajir ee… Sii akhri

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 23, 2019 by Cowke

Qaraxyo ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen agaarka isgooyska Taleex ee… Sii akhri

Kenya oo sheegtay in hubkii lagu weeraray Dusit D2 ay laheyd DFS iyo dowlada oo beenisay

Posted on January 23, 2019January 23, 2019 by Cowke

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in qaar kamid ah hubkii lagu weeraray Hotelka Dusit D2 ee Nairobi ku yaala in ay… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo isku shaandheeyay golihiisa Wasiiradda

Posted on January 22, 2019January 22, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheeyn ku sameeyay golihiisa wasiiradda. Hoos ka aqriso Puntland Post

Lafta Gareen “Mukhtaar Roobow dhawaan ayaa la soo deeynayaa”

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Maxamed Xasan (Lafta Gareen) ayaa magaaladda Baydhabo kula kulmay Odayaasha Dhaqanka maamulkaasi. Kulanka oo… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku qaaday gudaha Kenya

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xarun ay shirkad Shiineys ah ku laheyd deegaanka Shimbirley oo hoos yimaada magaalada Gaarisa… Sii akhri

Meydadka 4 ruux oo lagu arkay duleedka Muqdisho

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by Cowke

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa meydadka afar ruux oo xalay lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

NISA oo sheegtay in ay qabatay sarkaal katirsan Al-Shabaab

Posted on January 19, 2019 by Cowke

Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qabatay sarkaal katirsan Al-shabaab. Nisa ayaa barteeda tiwitterka ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.