Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa goordhow ka dhacay qarax. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.… Sii akhri

Posted on February 4, 2019February 4, 2019 by Cowke

Gabar Soomaaliyeed oo Aabaheed Maanta Beerka ugu Bixineeyso Hindiya

Posted on February 4, 2019 by Cowke

Hafuus Abdullahi ayaa ka tagtay magaalada Mugdishu taarikhdu markey aheyd 14 Decembar 2018 ayadoo u Baxdey Xaalad Caafimaad Una Aadey… Sii akhri

Duqeyn cirka ah oo ka dhacday Hiiraan

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by Cowke

Wararka ka imanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa diyaarad dagaal ay duqeyn culus ka fulisay dhul miyi ah oo… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Baardheere

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax ismiidaamin… Sii akhri

Dabka ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Posted on February 1, 2019February 1, 2019 by Cowke

War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu dab ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Rosemary A. DiCarlo

Posted on January 31, 2019January 31, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso u qaabbilsanaha Arrimaha Siyaasadda iyo… Sii akhri

Faah Faahin : Ganacsade Meydkiisa laga helay Muqdisho

Posted on January 31, 2019January 31, 2019 by Cowke

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso meydka ganacsade lagu dilay Muqdisho. Falkaan ayaa waxa uu ka dhacay degmada… Sii akhri

Shirkii DFS iyo Maamul goboleedyada oo Garoowe lagu soo xiray

Posted on January 28, 2019 by Cowke

Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare kheyre oo u ambabaxay Nairobi

Posted on January 28, 2019January 28, 2019 by Cowke

Ra’iisl wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Xasan Cali Kheyre ayaa… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka dowlada dhexe iyo dowladda goboleedyada

Posted on January 27, 2019January 27, 2019 by Cowke

Madxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayay xalay xafladii caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland ayaa ka hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.