Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Al-Shabaab oo toogtay 3 ruux gaadiidna gubay duleedka Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya caawa duleedka Muqdishoa ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaan ay dil iyo gubid u geeysteen gaadiid… Sii akhri

Posted on February 10, 2019February 10, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Itoobiya

Posted on February 9, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya si ay uga qayb-galaan… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay in 15 katiraan Al-Shabaab uu duqeyn ku dilay

Posted on February 9, 2019 by Cowke

Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa dilay 15 dagaalyahan oo ka tirsan Al Shabab kadib labo duqeymo oo ay ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay shirka London ee shidaalka Soomaaliya

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay shirka London oo qaar kamid ah siyaasiinta Soomaaliyeed ay dhaliileen. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Bixinta Baasaboorka Soomaaliga oo dib u biloowday

Posted on February 6, 2019 by Cowke

Waxaa maanta oo Arbaca ah dib u biloowday qaadaahada Baasaboorka Soomaaliga ah oo muddo ku dhow 3 bilood xanibnaa. Wasaarada… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo safiir cusub u soo magacaabeeyso Soomaaliya

Posted on February 6, 2019 by Cowke

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo la hadlay Voa-da qeeybta dibadaha la hadasha ayaa sheegay in dhowaan safiir cusub… Sii akhri

Ccw” Xukuumada ha joojiso shirka London ee shidaalka lagu xaraashayo”

Posted on February 6, 2019 by Cowke

Gudoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay shirka arimaha shidaalka looga hadlayo ee ka furmaya Magaalada london. CCW… Sii akhri

Koox hubeeysan oo wiil dhalinyaro ahaa ku dishay Muqdisho

Posted on February 6, 2019 by Cowke

Kooxo Hubeysnaa ayaa wiil dhalinyaro ahaa waxa ay xalay ku dileen Xaafadda Xariyaale degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa… Sii akhri

Abaanduulihii 12-ka April oo qarax lagu dilay

Posted on February 5, 2019 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Qarax miino uu ku geeriyooday Korneel Cabdisalaan Aadan Kurjow oo… Sii akhri

In ka badan 10-ruux oo ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on February 4, 2019February 4, 2019 by Cowke

Faahfaahin hordhac ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho. Qaraxaan ayaa waxaa uu ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.