Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xukuumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqday xilliga la aasayo Duqii hore ee Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa shaacisay xilliga la aasayo marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan [Inj. Yariisow] oo maalintii shalay… Sii akhri

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by PP-Muqdisho

Ciidan Somali ah oo Tababar sare soo Qaatay oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidammo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, kuwaasoo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay dilka Sudaan xalay lagu dilay Xarunta Jubbaland

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray dhamaan shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelladii uu… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray dhisme maamul oo dib loo dayac-tiray

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda, Ibrahim Mahad-Alle ayaa xariga ayaa ka jaray… Sii akhri

Amarro culus oo la dul-dhigay shacabka ku nool Xarunta Maamul-goboleedka Galmudug

Posted on July 30, 2019July 30, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Kulan amniga la xiriira oo ay magaalada Dhuusa-mareeb ku yeesheen talisyada booliska iyo nabad-sigudda heer federaal ee… Sii akhri

Madaxda Dowladda Somalia oo loo jeediyay Talooyin muhiim u ah Amniga Guud ee Dalka

Posted on July 30, 2019July 30, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo ka mid ah xubnaha ugu firfircoon baarlamaanka Somalia ayaa si kulul uga… Sii akhri

Dowlada Somalia oo ka hadashay dhaawaca Duqa Muqdisho oo lagu daweynayo Qatar

Posted on July 28, 2019July 28, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa markii u horreysay ka hadashay xaaladda caafimaad ee guddoomiyaha gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cismaan… Sii akhri

Magaalada Baydhabo oo lagu xiray odayaal tagay goobaha ay ka taliso Al-shabaab

Posted on July 28, 2019July 28, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ciidamada booliiska maamulka Koofur-Galbeed ayaa u tabaaxay xabsiga dhowr oday-dhaqameed oo ka mid ahaa ergadii horay u… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay inay si adag u garab-is-taagayaan shacabka iyo Dowlada Soomaaliya

Posted on July 26, 2019July 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Washington ayaa ballan-qaad ka dhan ah ururka Al-shabaab u sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib qaraxii maalin… Sii akhri

Sidee loo fuliyay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir?

Posted on July 26, 2019July 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab oo sheegtay inay mas’uul ka yihiin qaraxii maalin ka hor ka dhacay xarunta maamulka gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close