Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Qaar kamid ah Shacabka Garowe oo ka hadlay maamulka Bakool sare

Garowe-(Puntlandpost)- Qaarkamid ah shacabka ku nool magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland ayaa aragtidooda ka dhiibtay siday u arkaan maamulka dhawaan… Sii akhri

Posted on December 30, 2015 by Ducaale

Waa garasho xumo dadka Soomaaliyeed inay hay’addo wax ka sugaan

Posted on December 30, 2015 by Ducaale

Deegaanada ka baxsan magaalooyinka laamiga saaran, arrimaha ugu badan ee caqabada ku ah waa wadooyinka, kuwaasoo aan helin dayactir iyo… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe ka daah furay xafiiska ka shaqayn doono New Dealka

Posted on December 30, 2015 by Ducaale

Garowe-(Puntlandpost)-Magaalada Garowe waxaa maanta oo Arbaco ah lagu daah furay mashruuc loogu magac darya madasha hormarka Puntland oo qayb ah… Sii akhri

Shir looga hadlayey Canshuuraha dowladaha hoose iyo dowladda dhexe oo lagu qabtay Garowe

Posted on December 29, 2015December 29, 2015 by Ducaale

Garowe-(Puntlandpost)-29/12/2015 waxaa ka furmay magaalada madaxda Dawlada Puntland shir looga arinsanayo cashuuraha dawladaha hoose iyo dawlada dhexe. shirka waxaa soo… Sii akhri

Xoghayihii hore ee NUSOJ oo lagu weeraray Muqdisho

Posted on December 29, 2015December 29, 2015 by Ducaale

Muqdisho-(Puntlandpost)-Xoghayihii hore ee ururka Suxifiyiinta qaranka ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa la sheegayaa in lagu weeray meel aan ka… Sii akhri

Ururka NUSOJ oo soo dhoweeyey ansixinta xeerka warbaahinta Soomaaliya

Posted on December 29, 2015December 29, 2015 by Ducaale

Muqdisho (Puntland Post) — Ururka Saxafiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyey habka uu baarlamaanka dowladda fadaraalku ku meel mariyey… Sii akhri

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wax soo saarka dalka

Posted on December 29, 2015 by Ducaale

Muqdisho-(Puntlandpost)Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxafadeed ay uga hadlayso habka wadaagga wax soo saar ee … Sii akhri

Axmed Madoobe oo baarlamaanka mar kale codsi horgeeyey iyo Xildhibaanada qaarkood oo diidan

Posted on December 29, 2015December 29, 2015 by Ducaale

Kismaayo-(Puntland Post)- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa baarlamaanka Jubbaland ka codsaday inay u kordhiyaan xiliga uu soo magacaabayo… Sii akhri

Dibad baxyo Rabshado watay oo ka dhacay Mandera

Posted on December 29, 2015 by Ducaale

Nairobi-(Puntlandpost)-Dibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya,  kaddib markii ciidanka… Sii akhri

Faahfaahin kulankii madaxweyne Gaas la qaatay bulshada rayidka ah

Posted on December 28, 2015December 29, 2015 by Ducaale

Garoowe (Puntland Post) — Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa ayaa maanta kulan wada tashi la qaatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.