Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Ugaas Maanta ku dhintay Baladweyne

Baladweyne-(P-today):Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku geeryooday allaha unaxariiste Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo kamid ahaa… Sii akhri

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Wasiir dowlihii caafimaadka Puntland oo Gaalkacyo ku geeriyooday

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo( Puntland-Post) Allaha u naxariistee waxaa magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ku geeriyooday wasiiru dowlihii caafimaadka Puntland Col. Cabdulaahi Jaamac… Sii akhri

Ciidamo Ethiopian ah oo gaaray Kismaayo

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by Ducaale

Kismaayo (Puntland Post): Ciidamo gaaray 250 oo Ethiopian ah ayaa la geeyey magaalada Kismaayo xarunta KMG ah maamulka Jubbaland kuwaas… Sii akhri

Baydhabo oo laga furay xarun dhalinyaradu leeyihiin

Posted on January 2, 2016January 2, 2016 by Ducaale

Baydhabo – (Puntland Post) – Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed waxaa laga furay xarun ay… Sii akhri

Xasan Shiikh oo ka qayb galay shirka toddobaadlaha ee Ciidammada Qalabka

Posted on January 2, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntlandpost)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo la xisaabtamaya maanta hay’adaha iyo wasaradaha dowladda

Posted on January 2, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland-Post) Xarunta hoolka wasaradda Caafimaadka Garowe waxaa saaka ka bilowday kulan labo maalmood soconaya oo uu madaxwayne Gaas kula xisaabtamayo… Sii akhri

Ardaydii labaad oo ka qalin jabisay xarunta cunto karinta Bosaso

Posted on January 2, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland-Post) Dufcadii labaad ayaa ka qalin jabisay xarunta lagu barto cunto karinta Caasho ee magalada Bosaso, ka dib markii munaasibad… Sii akhri

Wasiirka Deegaanka Puntland oo kormeer ku tagay Biyo-xireen laga wado togga Bilcil ee Dangorayo

Posted on January 1, 2016January 1, 2016 by Ducaale

Garoowe (Puntland Post) Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta kormeer ku tegey… Sii akhri

Maxaan kusoo arkay deegaanka Calmdow ee Gobalka Sanaag ?

Posted on January 1, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland-Post) Cal-madow waa deegaan aad u balaaran oo qurux badan, waa deegaanka sareeya, waana sababta uu uga cimilo duwan yahay… Sii akhri

Waan wareerayaa haddaan shaah sanjabiil-leh cabin maalintii

Posted on December 31, 2015December 31, 2015 by Ducaale

Durduri(Puntland-Post) Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka sida aadka looga cabo, shaaha gaar ahaan kan cadayska ah, dadka caba siyaabo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.