Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Baashe Cabdilaahi oo ka tacsiyeeyay geeridii wasiiru-dowlihii caafimaadka Puntland

Garowe- (Puntlandpost) Anigoo Ah Baashe Cabdilaahi Maxamuud Aw-Cismaan, waxaan halkaan saaka tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa geerida naxdinta leh ee… Sii akhri

Posted on January 4, 2016 by Ducaale

Boqor Burhaan oo maanta lagu soo dhaweeyay magalada Bosaso

Posted on January 3, 2016January 3, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntlandpost)- Waxaa maanta oo Axad ah magalada Bosaso lagu soo dhaweeyay boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, iyadoona soo… Sii akhri

Gudoomihii hore ee Gobalka Bari Cabdi Samad Galan oo Boosaaso lagu soodhaweeyay

Posted on January 3, 2016January 3, 2016 by Ducaale

Boosaaso-(Puntlandpost)-Siyaasi Cabdi Samad Maxmed Galan Gudoomihii hore ee gobalka Bari waxaa soo dhawayntiisa maanta ka qaybgalay masuuliyiin horay xilal uga… Sii akhri

Cabdulqaadir Shariif oo ku guulaystay gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Baydhabo-(Puntlandpost)- Waxaa maaanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulka Koonfur galbeed. Labada Musharax… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Somalia oo Gaalkacyo soo gaaray

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo-(Puntlandpost) Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed, Cali Maxamed Geed iyo siyaasiyiin caan ah ayaa maanta kasoo degay… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaalamaya Baraawe

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Baraawe-(Puntlandpost): Ciidamo ka tirsan dowladda Fadaraalka ayaa maanta uu dagaal ku dhexmaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose,waxaana si rasmi… Sii akhri

RW Cumar Cabdirashiid oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntlanddpost)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi… Sii akhri

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Posted on January 3, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntlandpost)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka… Sii akhri

Islaan Bashiir oo tacsi ka diray geerida Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif

Posted on January 3, 2016January 3, 2016 by Ducaale

Islaan Bashiir waxaa uu Ummada Soomaaliyeed uu uga tacsiyeeyay geerida ku timid Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ku… Sii akhri

Ali Abdi Du’ale: the journalist who turned on the green page

Posted on January 3, 2016January 3, 2016 by Ducaale

Primarily, my appreciation of the past 2015 would extend to all Puntland journalists for their enthusiasm and great contribution who… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.