Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Guriga Martida iyo madasha shirka

Ksimaayo-(Puntlandpos) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta xariga ka jaray guriga Martida oo ku yaalla Badda qarkeeda iyo sidoo kale… Sii akhri

Posted on January 5, 2016 by Ducaale

Carruur miino kula qarax day Gobalka Sanaag

Posted on January 5, 2016January 6, 2016 by Ducaale

Buraan (Puntlandpost)- Gudoomiyaha degmada Buraan oo ka tirsan Gobalka Sanaag ayaa sheegay in labo carruur ah miino kula qarax day… Sii akhri

MAP & UNSOM oo tababarkii usoo gaba-gabeysay wariyaashii ka qayb galay

Posted on January 5, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntlandpost)-Tababar mudo labo maalmood ah saddon wariye uga socday hoolka shirarka UNSOM ee magalada Garowe ayaa maanta oo Tallaado ah… Sii akhri

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya oo soo booqday Wasaarada Deegaanka Puntland

Posted on January 5, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntlandpost) Ra’iisul wasaarihii hore ee dawlada Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa saaka soo booqday wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo ku wajahan magalada Qardho

Posted on January 5, 2016 by Ducaale

Garowe (Puntlandpost) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay maalinta berito ah u anbo-baxaan… Sii akhri

MAP & UNSOM oo Wariyayaal Tababar ugu furay magalada Garowe

Posted on January 5, 2016 by Ducaale

Garowe (Puntlandpost)- Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP oo kaashanaysa xafiiska UNSOM ee Puntland ayaa maanta tababar soconaya mudo labo cisho… Sii akhri

Maxaa Lagu soo Kordhiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso?.

Posted on January 4, 2016January 5, 2016 by Ducaale

Boosaaso (Puntland Post) Xili guud ahaan Gobolada Puntland si gaar ah Magaalda Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari siwayn looga dareemay qabanqaabada… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo shihaado ku gudoon siiyay wasaradda Caafimaadka

Posted on January 4, 2016January 4, 2016 by Ducaale

Garowe (Puntland Post)- Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shihaado sharaf gudoon siiyay masuuliyiinta wasaradda Caafimaadka ka dib… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qayn galaya furitaanka Airport-ka Bosaso

Posted on January 4, 2016January 4, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post)- Wararka uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke in uu ka qayb… Sii akhri

Ciidamada Ethiopia oo munaasabad soo dhaweyna loogu sameeyey Kismaayo

Posted on January 4, 2016January 4, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(Puntlandpost)-Ciidamada Ethiopia ee qaybta ah howlgalada AMISOM ee dhawaan yimi Kismaayo ayaa shalay munaasbad lagu soo dhaweynayey lagu qabtay Kismaayo,waxaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.