Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Airport-ka Bosaso oo si toos ah xarriga looga jaray iyo madaxda oo ka hadashay

Bosaso(Puntlandpost)- Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed iyo labadda Safiir ee dalalka Talyaaniga iyo Shiinaha… Sii akhri

Posted on January 8, 2016January 9, 2016 by Ducaale

Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed oo soo gaaray magaalada Boosaaso

Posted on January 7, 2016January 7, 2016 by Ducaale

Boosaaso(pp)Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga  Puntland ee dowladii Madaxwayne Cadde Muuse Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan,ayaa maanta Khamiis ah soo… Sii akhri

Xasan Shiikh: Airport-ka Bosaso macno badan ayuu soo kordhinayaa

Posted on January 7, 2016January 7, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu wax badan soo kordhin doono dhismaha garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Madaxwaynaha Soomaaliya oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay Airport-ka Bosaso

Posted on January 7, 2016January 9, 2016 by Ducaale

Bosaso- (Puntland Post) Diyaaradda Freedom Air oo siday Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo… Sii akhri

Diyaarada Jubb Airways oo noqotay Diyaaradii ugu horaysay oo kaso dagta garoonka Boosaaso

Posted on January 7, 2016January 7, 2016 by Ducaale

Bosaso(PuntlandPost)-Diyaarada Jubba Airways  ayaa noqotay diyaaradii ugu horaysay ayaa maanta oo Khamiis ah kasoo degtay gagida diyaaradaha magalada Bosaso, taasoo… Sii akhri

Safiirada Shiinaha iyo Talyaaniga u qaabilsan Somalia oo Bosaso soo gaaray

Posted on January 7, 2016 by Ducaale

Bosaso-(Puntlandpost) Safiiradda dowladdaha Shiinaha & Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa goor dhawayd kasoo degay gagida diyaaradaha magalada Bosaso. Labadaan… Sii akhri

Gaas oo tagay Airport-ka Bosaso iyo madaxwayne Xasan Shiikh oo la sugayo

Posted on January 7, 2016 by Ducaale

Bosaso-(Puntlandpost) Madaxwaynaha Puntland, ku xigeenkiisa, Afhayeenka Baarlamaanka iyo masuuliyiin kale ayaa maanta oo Khamiis ah tagay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso,… Sii akhri

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Khartoum

Posted on January 7, 2016January 7, 2016 by Ducaale

Khartoum-(Puntlandpost)- Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Odaywaa iyo wafti uu hogaaminayo ayaa tagay magaalada Khartoum ee Caasumadda dalka… Sii akhri

Sareer oo beeniyey in Ciidamada Ethiopia la wareegayaan sugida amniga Shirka Kismaayo lagu qabanayo

Posted on January 7, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(Puntlandpost)- Afhayeen maamulk Jubbaland Cabdinaasir Seerar Maax oo warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa beeniyey in Ciidamada Ethiopian ka ah ee… Sii akhri

Magalada Bosaso oo marti galisay boqalaal qof oo gobalada ka yimi

Posted on January 7, 2016 by Ducaale

Bosaso-(Puntlandpost) Labadii maalmood ee lasoo dhaafay magalo madaxda Gobalka Bari ee Bosaso waxaa kusoo qul-qulayey dadwayne isagu jira ragg iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.