Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Gudoomiyihii hore ee Mudug oo loo magacabay taliye xigeenka Booliska Puntland

GAROWE- (Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay taliye ku xigeenada ciidanka Booliska Puntland ka dib qoraal… Sii akhri

Posted on February 17, 2016 by Ducaale

Qurba joogta Puntland oo loogu baaqay inay ka qayb qaataan gurmadka abaara

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by Ducaale

GAROWE- (Puntland Post) Madaxda ugu saraysa dowladda Puntland ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay qurba joogta inay dowr kooda ka qaataan… Sii akhri

Hay’adda PDRC oo soo dhawaysay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland

Posted on February 16, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda horumarinta iyo cilmi baarista Puntland (PDRC) ayaa soo dhawaysay magacaabista guddiga KMG ee madaxa banaan doorashooyinka kaasoo… Sii akhri

Madaxwaynihii hore Puntland iyo Ergayga Midowga Yurub ee Somalia oo Garowe ku kulmay

Posted on February 15, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole ayaa maanta magalo madaxda Garowe kula kulmay Ergayga wakiilka uga ah Midowga Yurub… Sii akhri

Jaamacadda Bariga Africa Garowe oo Imtixaan ka qaaday 64-qof oo u tartamaya shaqooyin banaan

Posted on February 15, 2016February 15, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Galida imtixaankan loogu tartamayo 9-ka boos ee ka banaan Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland waxaa soo dalbaday 588 Dhalinyaro… Sii akhri

Michael Keating oo Baydhabo kula shiray madaxda mamulka Koonfur Galbeed

Posted on February 15, 2016 by Ducaale

Baydhabo-(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa shalay gaaray magalada Baydhabo ee xarunta… Sii akhri

Photo News Jaamacadda Bariga Afrika Oo Lagu Sogabagabeyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka

Posted on February 14, 2016February 14, 2016 by Ducaale

Bosaaso-(Puntland Post)-Xafldaan ayaa ahayd mid Lagu soo Xiriyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo 4-cisho ee ugu danbeysay Ka socday… Sii akhri

RW cumar oo Muqdisho kulan kula qaatay wasiirka ciidamadda Ingiriiska

Posted on February 14, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul Wasaaraha dowlada fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny… Sii akhri

Diyaarada TURKISH Airlines oo maanta kasoo degtay Garoonka Aadan Cadde

Posted on February 14, 2016February 14, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)- Diyaraada Turkish Airlines ayaa maanta kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde,oo mudo labo asbuuca aysan diyaaradu… Sii akhri

Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Bosaso oo bandhig dhaqameedkooda loo riyaaqay

Posted on February 14, 2016February 14, 2016 by Ducaale

Bosaso-(Puntland Post) Tartar dhaqameedkan lagu qabtay Jaamacadda bariga Africa xarunta Bosaso ayaa qayb ka ah dadaalada lagu xoojinayo dhaqanka iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.