Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Hay’adda TADAMUN oo soo bandhigtay waxqabadkeedii 2015

GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda Khayriga ah ee Tadamun ayaa maanta oo Sabti ah magalada Garowe ku qabatay shirwayne ballaaran oo ay… Sii akhri

Posted on February 20, 2016February 20, 2016 by Ducaale

Dhaqdhaqaaqa Haweenka Talo-wadaag oo soo dhaweeyay magacabista guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on February 18, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post) Ururka Talo-wadaag oo ay aasaseen haween Soomaaliyeed oo ku nool deegaanada Puntland ayaa soo saaray qoraal ay kaga… Sii akhri

Puntland oo iclaamisay roob doon looga hortagayo abaaraha gobalada ka jira

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda Cadaalada Puntland ayaa maanta warbaahinta ka sheegtay in 25-ka bishaan guud ahaan gobalada laga qaban doono banaanbaxyo… Sii akhri

28 ruux oo ku dhintay Qarax ka dhacay Ankara

Posted on February 18, 2016 by Ducaale

Ankara-(Puntland Post)-Dhimashada Qarax ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa sii korodhay, iyadoo hadda ay mareyso dhimashada 28 ruux,… Sii akhri

Tababar ku saabsan deegaanka iyo Biyo la’aanta oo lagu qabtay Bosaso

Posted on February 18, 2016 by Ducaale

Bosaso-(Puntland Post)- magaalada Bosaso ee xarunta gobolka bari waxaa lagu qabtay tababar ku saabsana ilaalinta deegaanka iyo Biyo la’aanta,waxaa qabashadiisa… Sii akhri

degmada godob jiiraan oo ka socdan dhismayaal Maxkamad iyo Saldhig ciidan

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)- degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa markii ugu horaysay laga dhisayaa Maxkamad,sidoo kale waxaa degmada ka socda dhisme… Sii akhri

Wadada Lafa-Goray Ee Gobolka Gardafuu Oo Xariga Laga Jaray & Isimo Booqday.

Posted on February 17, 2016 by Ducaale

Gudiga Gacanta Ku hayay Dhismaha Wadooyinkii Ay saameyeen Duufaanadii Ku dhuftay Gobolka Gardafuu ee Puntland, ayaa soo gaba-gabeeyay Dacayactirka Wadooyinkaasi,… Sii akhri

Islaan Ciise oo dhaqaale ugu deeqay dhismaha waddada Lafa-goray ee Gardufuu

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by Ducaale

BAARGAAL-(Puntland Post) Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse oo ka mid ah isimadda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta sheegay inuu… Sii akhri

SHACABKA MAGALADA BOSAASO OO LAGA WACYI GALIYAY XALUFINTA DEGANKA

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by Ducaale

BOSASO- (Puntland Post) Waxaa magaalada Bosaso lagu qabtay kulan wacyi gelin ah oo  saabsanaa deegaanka sii xumaanaya & biyo‐La’aanta dalkeenna,… Sii akhri

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Deegaanka Puntland oo booqday Degmada Taleex

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by Ducaale

Wafti uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Deegaanka,Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayna kamidyihiin wasiir kuxigeenka wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.