Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxda Machadka SIDRA oo la kulmay xubno ka tirsan guddiga doorashada Puntland

GAROWE-(Puntland Post) Masuuliyiinta ugu saraysa Machadka horumarinta iyo cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIRDA ayaa maanta oo Tallaado ah magalada Garowe… Sii akhri

Posted on February 23, 2016February 23, 2016 by Ducaale

Shir looga hadlayo doorashada Soomaaliya oo maanta ka furmay Istanbul

Posted on February 23, 2016 by Ducaale

Istanbul-(Puntland Post)-Magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo siyaasada,Amaanka iyo hormarka Soomaaliya,waxaa shirka soo qaban… Sii akhri

Dowladda fadaraalka oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta

Posted on February 23, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland post)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo dhagax dhigay guriga martida degmada Dongorayo

Posted on February 22, 2016 by Ducaale

DONGORAYO-(Puntland Post) Gudoomiyaha gobalka Nugaal mudane Cumar Cabdilaahi Farawayne ayaa dhagax dhigay maanta guriga martida degmada Dongorayo kaasoo lagu dhisamayo… Sii akhri

Garowe oo lagu daah-furay mashruuca Tamadarta Qoraxda ee shirkada NECSOM

Posted on February 22, 2016February 22, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Munaasibad lagu shaacinayo daah-furka mashruuca Tamarta qoraxda oo ay soo kordhisay shirkadda NEC ayaa maanta lagu qabtay magalada… Sii akhri

Shirweyne looga hadlayo deegaanka oo dhawaan lagu qaban doono Garowe

Posted on February 21, 2016February 21, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)-Wasiirka deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in bisha soo socota ee April Puntland lagu qaban doono… Sii akhri

GAROWE: Guddiga Injineerada Puntland oo tababar loosoo xiray

Posted on February 21, 2016February 21, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo kaashanaysa hay’adda ILO ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe ugu… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas maka qayb gali doonaa shirka Turkey ?

Posted on February 21, 2016February 21, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa hadda safar shaqo ku jooga dalka Itoobiya gaar… Sii akhri

Wasiirka Deegaanka oo shacabka degmada Xarfo kala hadlay arrimaha deegaanka

Posted on February 21, 2016 by Ducaale

Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta booqasho ku tagay degmada… Sii akhri

Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo shacabka ugu baaqay in laga qayb galo gurmadka abaaraha

Posted on February 20, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah Isimadda Puntland ayaa shacabka ugu baaqay inay kaalintooda muujiyeen gurmadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.