Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Gobalka Karkaar oo laga bilaabay wacyi galin la xiriirta arrimaha deegaanka

Wacyigalintan ku aadan ilaalinta deegaanka ayaa waxa ururka deegaan iyo wasaarada Deegaanka ka fuliyeen degmooyinka Qardho, Waaciye iyo Bayla waxaana… Sii akhri

Posted on February 25, 2016February 25, 2016 by Ducaale

Gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland oo ka hadlay shirkii ganacsiga ee lagu qabtay Istanbul

Posted on February 25, 2016 by Ducaale

Istanbul-(Puntland Post)- gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland Maxamed Caydiid ayaa ka warbixiyey shirkii looga hadlayey Ganacsiga Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Madaxwaynaha DFS oo sheegay maqnaashaha shirkii Turkey ee Puntland inay ka xun yihiin

Posted on February 25, 2016 by Ducaale

Istanbul-(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magalada Istanbuul ayaa kaga hadlay… Sii akhri

Shirka Turkey oo lagu taageeray go’aankii DFS iyo beesha caalamku ku ogolaadeen 4.5

Posted on February 25, 2016 by Ducaale

Istanbuul-(Puntland Post) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay shirkii arrimaha Siyaasadda ee Turkey in lagu taageeray nidaamka qabiilka 4.5 in lagu… Sii akhri

Madaxa Shirkada korontada NECSOM oo faah faahin ka bixiyay qiimo dhimista ay sameeyeen

Posted on February 25, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Mamulka sare shirkada korontda NECSOM ayaa faah faahin ka bixiyay qiimo dhimista lagu sameeyay qiimihii dadka laga qaadi… Sii akhri

Eng.Camay oo ka hadlay shirka arrimaha Soomaaliya ee Turkey

Posted on February 24, 2016 by Ducaale

BOSASO-(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa marka uu gaaray magalada Bosaso wax laga waydiiyay shirka Soomaalida… Sii akhri

Wasiirkii hore ee arrimaha bulshadda DFS oo lagu soo dhaweeyay Jaamacadda Bosaso ee Garowe

Posted on February 24, 2016February 24, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Madaxda iyo ardayda Jaamacadda BOSASO xarunteeda magalada Garowe ayaa kullan soo dhaweyn ah u sameeyay wasiirkii hore arrimaha… Sii akhri

Wasaradda Haweenka oo Garowe ku qabatay kulan looga hadlayo horumarinta Haweenka

Posted on February 24, 2016February 24, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda Haweenka Puntland ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kulan balaaran oo lagu gorfeynayay xoojinta kaalinta haweenka ee… Sii akhri

Shirkadda Golis Oo Gaari Gudoonsiisay Wiil Arday Ah

Posted on February 24, 2016February 24, 2016 by Ducaale

Boosaso-(Puntland Post)-Munaasabad lagu qabtay xarunta wayn ee jaamacadda Bariga Africa ayaa shirkadda Golis Telecom Somalia ay ku wareejisay mid kamid… Sii akhri

SBC oo caawinta qoysaska danyarta ah ka waraysatay Cali Ducale iyo Ibraahim Wadani

Posted on February 23, 2016 by Ducaale

BOSASO-(Puntland Post) Cali Cabdi Ducale oo ka mid ah wariyaasha Puntland Post iyo Ibraahim Muuse Dahraan (Wadani) oo ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.