Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxweyne Xasan Shiikh oo soo dhoweeyay go’aankii Golaha Wasiirada ee xoojinta amniga Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Post)Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka… Sii akhri

Posted on March 2, 2016 by Ducaale

Maamulka Gal-mudug oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Xaradheere

Posted on March 2, 2016March 2, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo-(Puntland Post)-Maamulka Gal-mudug ayaa maanta ka hadlay dagaal ku dhexmaray Alshabaab iyo ciidamada Gal-mudug deegaanka Caad oo hoostagta degmada Xaradheere… Sii akhri

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo Jabuuti kaga qayb galay shir ganacsiga ku saabsan

Posted on March 1, 2016 by Ducaale

Wasiirka Ganacsiga iyo warashadaha Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Indha-gurran oo safaro shaqo ugu maqan dalka dibaddiisa ayaa si rasmi ah… Sii akhri

Wasarada waxbarashada Puntland oo war kasoo saartay qiimaha lacagta lagu galayo Imtixaanka Shihaadiga ah

Posted on March 1, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasiirka waxbarashada Puntland Abshir Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa ka hadlay qiimaha lacagta… Sii akhri

Tababar ku saabsan buuga dhismaha wadooyinka oo PHA Garowe ku qabatay

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda wadooyinka Puntland oo kaashanaysa xafiiska ILO ee QM u qaabilsan arrimaha shaqaalaha ayaa maanta magalada Garowe ku… Sii akhri

Madaxweyne Xasan oo dib udhigay Safar uu ku tagi lahaa wadanka Sweden

Posted on March 1, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha dowaldda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu… Sii akhri

Jariif layaal Yaman kasoo jeeda oo rasaaseeyay shacabka ku nool deegaanka Maraya ee Eyl

Posted on March 1, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Shacabka iyo Odayaasha deegaanka Maraya oo qiyaastii 60-KM dhanka bari kaga beegan degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ayaa… Sii akhri

Qaar kamid ah Xildhibaanada oo ka horyimi amaanka Muqdisho in lagu wareejiyo maamulka Banaadir

Posted on March 1, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Qaarka tirsan Xildhibaanada dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa ka horyimi amaanka Muqdisho oo lagu wareejiyey maamulka gobolka Banaadir. Xildhibaanada ayaa… Sii akhri

Sharciga Wadamarista Gadiidka Puntland Oo lagu Qabtay Magalada Bosaaso

Posted on March 1, 2016March 1, 2016 by Ducaale

Bosaaso-(Puntland Post)-Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso kaga dhawaaqay inay dhammaan degaamadda… Sii akhri

Axmed Madoobe ”Ciidamada Soomaaliyeed ha ilaaliyaan Villa Somalia”

Posted on February 29, 2016February 29, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(Puntland Post) Madaxwaynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madoobe oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Kismaayo ayaa ku taliyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.