Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Nootaayooyinka diiwaan gashan oo tababar loogu qabtay magaalada Garowe

GAROWE-(Puntland Post) Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan… Sii akhri

Posted on March 5, 2016March 5, 2016 by Ducaale

Doonyo si sharci daro ah uga Kalluumaysanayay xeebta Eyl oo gacanta lagu dhigay

Posted on March 5, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)-Ciidamada badda Puntland ayaa doonyo Kalluumaysi kasoo qabtay deegaanka xeeb iyo Kabaal oo hoostagta degmada Eyl ee gobolka Nugaal.… Sii akhri

labo ruux oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Baardheere

Posted on March 5, 2016 by Ducaale

Baardheere-(Puntland Post)-degmada baardheere ee gobolka Geddo waxaa xalay ka dhacay ilaa labo Qarax oo is xigay, kuwaas oo inta la… Sii akhri

SHIRKADDA GANACSIGA TOWFIIQ OO MACAAMIISHEEDA KU DHIRI GALISAY ABALMARINO GAARI IYO AGAB KALE

Posted on March 3, 2016March 3, 2016 by Ducaale

Bosaaso-(Puntland Post)- Shirkadda ganacsiga guud ee Towfii General Trading Company ayaa barnamaij tijaabi nasiibkaada ah u qabatay macaamiisheeda ku xiran,… Sii akhri

Wasaaradda howlaha guud ee dowladda Puntland oo maanta tababar usoo xirtay qaar kamid ah Engineerada degmooyinka Puntland.

Posted on March 3, 2016March 4, 2016 by Ducaale

Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta tababar usoo xirtay qaar kamid ah Engineerada degmooyinka Puntland iyo Engineerada… Sii akhri

Saddex qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay magalada Kismaayo

Posted on March 3, 2016 by Ducaale

Kismaayo(Puntland Post) Qarax miino oo dhulka la galiyay ayaa goordhow ka dhacay Baar-Caleen oo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.… Sii akhri

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo la kulmay wasiirka ganacsiga dalka Itoobiya

Posted on March 3, 2016 by Ducaale

Wasiirka Ganacsiga iyo Warashada Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indha-gurran oo ku howlan horumarinta iyo kobcinta badeecadaha iyo ganacsiga Dawlada… Sii akhri

Midowga Yurub oo tababaraya Ciidamada Amaanka Soomaaliya

Posted on March 3, 2016March 3, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Amisom ee Soomaaliya ayaa wasiira amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed waxa uu Midowga… Sii akhri

RW Cumar maanta mar kale baarlamaanka hortagaya

Posted on March 3, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta mar kale hortaga golaha baarlamaanka,isagoo shalayna hortagay golaha. Golaha… Sii akhri

Taliyaha ciidanka badda Puntland oo Bosaso kusoo bandhigay doonyo kalluumaysi sharci daro ah waday

Posted on March 2, 2016 by Ducaale

BOSASO-(Puntland Post) Howlgal ay ciidanka badda Puntland (MPMF) ka fuliyeen inta u dhaxaysa Magaalooyinka Boasso iyo Qandale ayay kusoo qabteen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.