Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Jubbaland oo sheegtay inay bur burinayso guryaha la dhisto goobaha waxbarashada

Kismaayo-(Puntland Post)- Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay bur burinayaa guryaha laga dhisto goobaha lagu talo galay waxbarashada. Madaxweyaha Jubbaland… Sii akhri

Posted on March 7, 2016March 7, 2016 by Ducaale

Shir looga hadlayo Qorshaynta Soomaaliya oo ka furmaya Baydhabo

Posted on March 7, 2016 by Ducaale

Baydhabo-(P-today)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo qorshaha qaranka, kaas oo ay wado… Sii akhri

Marxuum Maxamed Abshir Walde oo maanta lagu aasay magalada Nayroobi

Posted on March 6, 2016 by Ducaale

Nayroobi(Puntland Post) Allaha u naxariisto, waxaa maanta magalada Nayroobi xarunta waddanka Kenya lagu aasay Marxuum Maxamed Ashir Walde oo xalay… Sii akhri

Kullan looga hadlayo dowrka haweenka ee horumarinta bulshada iyo siyaasadda oo lagu qabtay Bosaso

Posted on March 6, 2016 by Ducaale

BOSASO-(Puntland Post) Kullankaan oo ay isugu yimaadeen Haweenka Gobalka Bari ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska… Sii akhri

Wasaradda Haweenka oo Garowe ku qabatay kulan looga hadlayo horumarinka haweenka

Posted on March 6, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda Haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe ku qabatay dood looga hadlayo… Sii akhri

Ciisa Dhoolawaa oo ku sheegay xafiiska macdanta ee Garowe laga furay midaan lagala tashan

Posted on March 6, 2016March 6, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Ka dib markii madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay shalay magalada Garowe ku daahfuray xafiis cusub oo… Sii akhri

Wasaradda Haweenka oo Qardho ku qabatay dood looga hadlayo caqabadaha haweenka

Posted on March 6, 2016March 6, 2016 by Ducaale

QARDHO-(Puntland Post) Wasaradda Haweenka iyo horumarinta qoyska ayaa dhammaan gobaladda Puntland ka wada kulamo wacyi galin ah kuwaasoo la xiriira… Sii akhri

Baashe Cabdilaahi Maxamuud Aw-cusmaan oo tacsiyeeyay geeridii ku timid Maxamed Abshir Walde

Posted on March 6, 2016March 6, 2016 by Ducaale

Baashe Cabdilaahi Maxamuud Aw-Cusmaan oo kamid ah Isimada Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha unaxariistee… Sii akhri

Taliye ku xigeenkii nabad sugida ee degmada Cadale oo la dilay

Posted on March 6, 2016March 6, 2016 by Ducaale

Jowhar-(Puntland Post)- xalay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe,waxaa lagu dilay Taliyihii ku xigeenkii Nabad sugida,kadib markii Sarkaalka  uu khilaaf… Sii akhri

Maxamed Abshir Walde oo ku geeriyooday magalada Nayroobi

Posted on March 5, 2016March 5, 2016 by Ducaale

Nayroobi-(Puntland Post) Allaha u naxariisto waxaa caawa fiidkii isbitaal ku yaala magalada Nayroobi ku geeriyooday Ganacsade Maxamed Abshir Walde oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.