Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Mashruuca maktabada bulshada oo Gaalkacyo looga shiray (Sawirro)

Garowe-(Puntland Post)-Waxaa Khamiistii 28kii Abril lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug shir ballaaran oo lagu taageeryey mashruuca dhismaha… Sii akhri

Posted on May 1, 2016May 1, 2016 by Ducaale

Gaas iyo Safiirka Talyaaniga ee Somalia maxay kaga hadleen shirkooda jaraa’id ee Bosaso?

Posted on May 1, 2016May 1, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntand Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Bosaso kusoo dhaweeyay wafdi sare oo uu hoggaaminayo… Sii akhri

Wafdiyo ka socda IGAD,Talyaaniga iyo DFS oo maanta soo gaaray magalada Bosaso

Posted on May 1, 2016May 1, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga, IGAD iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray magalada… Sii akhri

Wafti ka socda wasaarada Deegaanka oo booqday Biyo-xireenka Bilcil oo markii ugu horaysay biyo qabtay.

Posted on April 30, 2016May 1, 2016 by Ducaale

Wafti balaaran oo ka socda wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL oo uu hogaaminayey wasiir kuxigeenka wasaarada Faarax Cali ayna… Sii akhri

Wasaaradda waxbarashada Puntland iyo WFP oo furay mashruuca quudinta ardayda dugsiyada dhexe

Posted on April 30, 2016May 1, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland iyo Hay’adda cuntada aduunka ee WFP ayaa maanta si wadajir ah… Sii akhri

Arday sagootin loogu sameeyay deegaanka Kalabayr gobolka Nugaal

Posted on April 30, 2016April 30, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post)-Munaasabad lagu sagootinayay 19 Arday dhammaysay dugsiga sare Nageeye ayaa lagu qabtay deegaanka Kalabayr oo qiyaastii 60KM dhinaca Koonfureed… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo soo gaaray Addis ababa berrina ku soo wajahan Boosaaso

Posted on April 29, 2016April 29, 2016 by Ducaale

Addis Ababa (Puntland Post) — Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” oo maalmihii la soo dhaafay hawlo shaqo u joogay… Sii akhri

Maxay la kulmaan dadka fiisaha usoo doonta Qunsuliyada Itoobiya ee Garowe?

Posted on April 28, 2016April 28, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Soomaali badan oo ka kala yimi Koonfurta,Waqooyiga (Somaliland) iyo gobalada kale ee Puntland ayaa magalada Garowe usoo raadsada… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo ku wajahan magalada Bosaso xarunta Gobalka Bari

Posted on April 28, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu wadaa maalinta beri ah (JImce) inuu ka… Sii akhri

Hooyo uur leh iyo cunug ay dhashay oo ku dhintey baraag ku taala Tuulo-Jalam

Posted on April 28, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Hooyo Uur leh iyo Wiil yar oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal, kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.