Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo yeeshay kulan

Madaxweynaah dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayo ee Muqdisho ku sugan ayaa caawa 04 Nov… Sii akhri

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by dalsan

Madaxda Qaranka Soomaliya iyo Amisom oo Isku Raacay Dagaal ka Dhan ah Al-Shabaab.

Posted on November 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 04 Nov 2017 madaxtooyada Soomaaliya kaga… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qaar kamid ah Wasiirada DFS

Posted on November 4, 2017November 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay 03 Nov  2017 kulan kula qaatay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan Casho Sharaf  ah la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS u matala Puntland

Posted on November 3, 2017November 3, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa kulan casho sharaf ah kula qaatay magaalada Muqdisho xildhibaanada labada… Sii akhri

Madaxda Qaranka Soomaaliyeed oo yeeshay kulan loogu Gogol Xaadhayo Shirka Amniga

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 02 Nov 2017 ka qayb galay kulan loogu gobol xaadhayey… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo si kumeel gaar ah Degmada Bursaalax ugu magacaabay Guddoomiye iyo ku-xigeen

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed  Cali Gaas kuna saabsan magcaabid si kumeel gaar ah Guddoomiye iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Shirkii Muqdisho oo Si Rasmi ah U Furmay.

Posted on October 31, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa caawa fiidnimadii 30 October 2017 ka qayb… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun Cawad Axmed Cashara

Posted on October 30, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Safaaradda Turkiga Muqdisho kaga qayb galay dabaal dega maalinta Xuriyadooda

Posted on October 29, 2017October 30, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  gelinkii danbe 29 October 2017 safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Shirkii wada Tashiga Madaxda Soomaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29 October 2017 ka qayb galay furitaanka shirka Muqdisho uga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.