Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho Kaga Qayb-Galay Shir looga hadlayey Abaarta

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Xaaji  Cadulaahi Cumar Camey ayaa magaalada muqdisho kaga qab galay shirlooga hadlayey abaaraha baaxadaleh… Sii akhri

Posted on March 1, 2017March 1, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo furay Isbitaalka National oo laga hirgaliyay Bosaso.

Posted on February 28, 2017February 28, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta  28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo xadhiga ka jaray dhisme kaydka shidaalka diyaaradaha

Posted on February 28, 2017February 28, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28… Sii akhri

Shir lagu daah-furayey wejiga labaad ee tirokoobka shaqaalaha Puntland oo ka qabsoomay Garowe

Posted on February 26, 2017February 26, 2017 by dalsan

Wasaradda shaqada, shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland Ayaan maanta daahfurtay wejigii labaad ee barnaamijka tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee… Sii akhri

Digreeto: Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasime cusub ee Madaxtooyada Puntland

Posted on February 25, 2017February 25, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  digreeto xeer  Madaxweyne Lr.18 ee February… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu soo dhoweeyey Bosaso

Posted on February 24, 2017February 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Hanbalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee DFS

Posted on February 23, 2017February 23, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee DFS.

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 February 2017 magaalada Mudisho… Sii akhri

Bosaso: 127 Adray ka Qalin Jebiyay Jaamacada Muqdisho

Posted on February 16, 2017February 16, 2017 by dalsan

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 16  February, 2017… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida ku tumid Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax

Posted on February 12, 2017February 12, 2017 by dalsan

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.