
Israa’iil oo duqeyn bartamaha Beyruut ku dishay Afhayeenkii guud ee Xisbullah
Duqeyn naadir ah oo ay Israa’iil ku garaacday bartamaha Beyruut ayay ku dishay afhayeenkii guud ee Xisbullah Maxamed Cafiif Al… Sii akhri
Duqeyn naadir ah oo ay Israa’iil ku garaacday bartamaha Beyruut ayay ku dishay afhayeenkii guud ee Xisbullah Maxamed Cafiif Al… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u yeertay safiirka dowladda Danmark u qaabilsan Soomaaliya, Steen Sonne Andersen, kaasi oo ay… Sii akhri
Guddiga doorashooyinka Jubaland ayaa xalay si rasmi ah u shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada Baarlamanka iyo Madaxtooyada Jubaland. Guddiga ayaa… Sii akhri
Baarlamaanka Puntland oo Maanta yeeshay fadhigoodii caadiga ahaa ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Arimaha gudaha Cabdi Faarax Siciid Juxaa. Fadhiga oo… Sii akhri
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedaysay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay caadaysatay ku tumashada dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka… Sii akhri
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka… Sii akhri
Degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal, waxaa saaka oo Sabti ah ka socota munaasabad ku saabsan dhaarinta xubnaha golaha degaanka cusub… Sii akhri
Elon Musk, bilyaneerka sida aadka ah ugu dhow madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump, ayaa la kulmay safiirka Iran… Sii akhri
Ra’iisul Wasaarada dalka Holland Dick Schoof ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka badbaaday qalalaase siyaasadeed, kaddib marki ay Jimcihi shalay… Sii akhri