Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiye Tima-cadde oo sheegay in Maakhir iyo Khaatumo midna aysan keligeed noqon karin Maamul gaar ah

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdillaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) ayaa sheegay in Khaatumo iyo Maakhir… Sii akhri

Posted on August 7, 2024August 7, 2024 by News Office

Ugu yaraan 17 qof oo ku dhintay mahiigaan ah oo ka da’ay Suudaan

Posted on August 7, 2024 by News Office

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Suudaan ayaa sababay dhimashada 17 qof, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta caafimaadka dalkaasi. Khasaaraha… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay Shirkii degdega ahaa ee ay xalay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Posted on August 7, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay yeeshay shir deg-deg ah… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo difaacay go’aankii xukuumaddiisu degaannada Puntland kaga joojisay isticmaalka Shilin Soomaaliga

Posted on August 6, 2024August 6, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa markii u horraysay si faahfaahsan uga hadlay go’aankii xukuumaddiisu degaannada Puntland kaga joojisay isticmaalka shilin Soomaaliga.… Sii akhri

Dowladda Masar oo mar kale si adag u difaacday midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Posted on August 6, 2024August 6, 2024 by News Office

Dowladda Masar ayaa mar kale ku celisay mawqifkeeda ku aaddan ilaalinta midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda dowladda… Sii akhri

Dhul go’ ka dhashay roobab oo dad ku laayay Ethiopia

Posted on August 6, 2024August 6, 2024 by News Office

Dhul go’ ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka Wolaita ee koonfurta dalka Ethiopia ayay ku dhinteen ugu… Sii akhri

Israa’iil oo marinka Gaza ku celisay meydadka 80 qof oo Falastiiniyiin ah

Posted on August 6, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa dib u celisay maydadka in ka badan 80 Falastiiniyiin ah oo lagu ay ku dishay weerarada milatari ee… Sii akhri

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo lagu wado in uu ka qabsoomo magaalada Kismaayo

Posted on August 6, 2024August 6, 2024 by News Office

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) ayaa lagu wadaa in uu dhawaan ka qabsoomo magaalada Kismaayo, kadib codsi ka yimid Madaxweynaha… Sii akhri

Xoghayaha Golaha Ammaanka Ruushka oo maanta gaaray caasimadda Iran Tehran

Posted on August 5, 2024 by News Office

Xoghayaha Golaha Ammaanka Ruushka, Sergei Shoigu ayaa maanta gaaray caasimadda Iran ee Tehran, halkaa oo la sheegay inuu kula kulmayo… Sii akhri

Ra’iisal wasaarihi Bangladesh oo maanta is casishay kana carartay dalkeeda

Posted on August 5, 2024 by News Office

Ra’iisal wasaarihi Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay maantavwaxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoonaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close