Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo Shirkadaha Lacag dirista ku amartay in ay joojiyaan adeegsiga magaca Somaliland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaan Xawaaladaha iyo Shirkadaha kale ee lacag dirista ku wargelisay in ay joojiyaan adeegsiga magaca Somaliland.… Sii akhri

Posted on August 24, 2024August 24, 2024 by News Office

Cabdiraxmaan Xirsi faarax oo loo doortay duqa cusub ee degmada Xarfo

Posted on August 24, 2024 by News Office

Cabdiraxmaan Xirsi faarax oo loo doortay guddoomiyaha golaha deegaanka, ahna duqa cusub ee degmada Xarfo. Doorashadii duqa degmada Xarfo ayaa… Sii akhri

Markabka MV Sounion ee Xuutiyiintu weerareen oo lagu guulaystay soo badbaadintiisa

Posted on August 24, 2024 by News Office

Markab laga leeyahay dalka Faransiiska ayaa ku guulaystay soo badbaadinta Markab lagu magcaabo MV Sounion, kaasi Arbacadii gantaal lagula eegtay… Sii akhri

Saddex qof oo xalay toorrey lagu dilay xaflad ka socotay magaalo ku taalla dalka Jarmalka

Posted on August 24, 2024 by News Office

Booliska Jarmalka ayaa sheegay, in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen afar kalana ay soo gaareen dhaawacyo halis ah,… Sii akhri

Caabdiraxmaan Xirsi Faarax oo loo badinayo in uu ku soo baxo duqa cusub ee degmada Xarfo

Posted on August 24, 2024 by News Office

Degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in ay saaka oo Sabti ah ka qabsoonto doorashada duqa cusub ee… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo saaka u fadhida kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

Posted on August 24, 2024August 24, 2024 by News Office

Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedaysan dilka xaaskiisii Luus Cabdicasiis ayaa maanta oo Sabti ka soo muuqday maxkamadda sare… Sii akhri

Hay’adda UNICEF oo ka hortimid xukunkii dilka ahaa ee Puntland ku fulisay dhalinyaro lagu helay falal argagixiso

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan taageeridda Carruurta ee UNICEF ayaa ka hortimid dilkii afar dhalinyaro ah oo toddobaadkii hore ay… Sii akhri

Maamulka SSC-khaatumo oo si adag u cambaareeyay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Gobolka Sanaag

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo ayaa si adag u cambaareeyay safarkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku tegey degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag.… Sii akhri

Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgal ciidan ka wada magaalada Gaalkacyo

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland ayaa toddobaadyadii u dambeeyay hawlgal ka wada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Hawlgalka ayaa lagu sheegay… Sii akhri

Dowladda Imaaraatiga oo aqbashay Safiir Daalibaan u magacowday dalkaasi

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waraaqaha aqqoonsiga ka aqbashay dublamaasi ay Taliban u magacowday in uu noqdo safiirka Afghanistan ee dalkaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close