Mideeye iyo Sincad oo walaac ka muujiyay dimoqraadiyadda Puntland
Urur siyaasadeedyada Mideeye iyo Cadaaladda & Sinnaanta (Sincad) ayaa walaac weyn ka muujiyay sii socoshada iyo hirgelinta dimoqraadiyadda Puntland. Labada… Sii akhri
Urur siyaasadeedyada Mideeye iyo Cadaaladda & Sinnaanta (Sincad) ayaa walaac weyn ka muujiyay sii socoshada iyo hirgelinta dimoqraadiyadda Puntland. Labada… Sii akhri
Hal qof ayaa ku dhintay dhowr qof oo kalana dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray qarax goordhaweyd ka dhacay… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledweyne ka dejisay cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor… Sii akhri
Qaybtii hore waxaynu ka sheekeenay dadaalkii marxuum Cabdullaahi Yuusuf oo la doortay 23 bishii Lixaad 1998 uu ka sameeyey dhismaha… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u xiray dufcadii shanaad ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada maamulkaas.… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaaliya Mustafe Maxmuud Cumar (Cagjar) ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay maanta gaartay Xukuumadda Soomaaliya ee la xiriira… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka laabtay go’aankii xukuumaddii Khayre ay ONLF ugu aqoonsatay urur agagixiso sanadkii 2017. Golaha… Sii akhri
Waxaa goordhaweyd la soo gabagabeeyay doorashada 5 kursi oo ka mid Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu qabtay xerada… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axmed Yaasiin Saalax u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda. Axmed Yaasiin Saalax… Sii akhri
Saddex qof oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, labo ka mid ahna yihiin saraakiil ciidan ayaa xalay lagu… Sii akhri